{"id":15955,"date":"2019-01-25T19:35:25","date_gmt":"2019-01-25T19:35:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15955"},"modified":"2019-01-25T19:35:25","modified_gmt":"2019-01-25T19:35:25","slug":"wasaaradda-batroolka-iyo-macdanta-soomaaliya-oo-ku-dhawaaqday-shir-looga-hadlayo-kheyraatka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasaaradda-batroolka-iyo-macdanta-soomaaliya-oo-ku-dhawaaqday-shir-looga-hadlayo-kheyraatka-dalka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo ku dhawaaqday shir looga hadlayo Kheyraatka Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Warqad kasoo baxday Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shir u dhaxeeyo Wasaaradda iyo Xubnaha shaqo wadaaga ay yihiin lagu qabanayo Dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warar ay sheegtay in la faafiyo, kuwaas oo ahaa in la xaraashayo shidaalka dalka, Shirkado shisheeye lana siinayo Ruqsado.<\/p>\n<p>Ammaanada umadda ayay sheegtay Wasaaradda in ay u baahan tahay Talo guud oo aan ka go&#8217;aan gaari karin shaqsi ama in kooban.<\/p>\n<p>Ka faaiideysiga Kheyraatka uu Alle ku maneystay Dalka ayaa warka kasoo baxay Wasaaradda Batroolka lagu sheegay in si sax ah looga faaiideysanayo.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka aqriso Qoraalka Wasaaradda.<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/50801776_1468900843245411_8784119886042365952_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=04d1a4d3d932d80b88fe0355b61d5303&amp;oe=5CC72C29\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warqad kasoo baxday Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shir u dhaxeeyo Wasaaradda iyo Xubnaha shaqo wadaaga ay yihiin lagu qabanayo Dalka Ingiriiska. Wasaaradda ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay warar ay sheegtay in la faafiyo, kuwaas oo ahaa in la xaraashayo shidaalka dalka, Shirkado shisheeye lana siinayo Ruqsado. Ammaanada umadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15955"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15955"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15955\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}