{"id":15933,"date":"2019-01-25T04:02:02","date_gmt":"2019-01-25T04:02:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15933"},"modified":"2019-01-25T04:02:02","modified_gmt":"2019-01-25T04:02:02","slug":"ciidamada-maraykanka-oo-joojiyay-inay-shaaciyaan-waxyeelada-ka-dhalata-duqeymaha-ay-ka-geystaan-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-maraykanka-oo-joojiyay-inay-shaaciyaan-waxyeelada-ka-dhalata-duqeymaha-ay-ka-geystaan-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ciidamada Maraykanka oo joojiyay inay shaaciyaan waxyeelada ka dhalata duqeymaha ay ka geystaan gudaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay ka hadalka khasaaraha iyo waxyeellada ay geystaan duqeynta ay ka fuliyaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa u sheegay Warbaahinta in hadda kaddib faah faahinta howlgladaas ay bixin doonto dowladda Soomaaliya oo Kali ah.<\/p>\n<p>Labadii maalmood ee LA soo dhaafay Mareykanka ayaa weerarro ka fuliyay duqeyn kamana hadlin khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Weerarradaas midkood waxaa uu ka dhacay agagaarka Degmada Jilib ee Jubada dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay ka hadalka khasaaraha iyo waxyeellada ay geystaan duqeynta ay ka fuliyaan Soomaaliya. Howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa u sheegay Warbaahinta in hadda kaddib faah faahinta howlgladaas ay bixin doonto dowladda Soomaaliya oo Kali ah. Labadii maalmood ee LA soo dhaafay Mareykanka ayaa weerarro ka fuliyay duqeyn kamana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2324,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15933"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15933"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15933\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}