{"id":15920,"date":"2019-01-24T12:45:41","date_gmt":"2019-01-24T12:45:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15920"},"modified":"2019-01-24T12:45:41","modified_gmt":"2019-01-24T12:45:41","slug":"mw-laftagareen-oo-baydhabo-kulan-kula-qaatay-unsom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-laftagareen-oo-baydhabo-kulan-kula-qaatay-unsom\/","title":{"rendered":"MW Laftagareen oo Baydhabo kulan kula qaatay UNSOM."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Maanta xafiiskiisa \u00a0ku qaabilsay wafdi ka socday UNSOM.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Wakiilka UNSOM ee \u00a0Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxana goobjoog ka ahaa Xubno uu ka mid yahay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-129.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulanka Mw Laftagareen iyo UNSOM.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa sheegay in uu kala halay UNSOM sidii ay uga qeyb qaada lahaayeen olala dib u heshiisiinta ee Maamulkiisu kawado Baydhabo.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/5-76.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha KGS iyo UNSOM.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweyne Laftagareen ayaa sheegay in UNSOM ay ku amaaneen Maamulkiisa in uu heshiis ka gaareen Xaaladii Siyaasadee ee Baydhabo soo martay Xiligii Ololaha loogu jiray Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya oo rabshado badan ka dhasheen.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/3-111.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Baydhabo Soomaaliya<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ugu dambeyn waxa uu sheegay in UNSOM ay balan qaadeen in ay ka garabsii doonaan ladagaalanka waxa loogu yeero Argagixisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Maanta xafiiskiisa \u00a0ku qaabilsay wafdi ka socday UNSOM. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Wakiilka UNSOM ee \u00a0Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxana goobjoog ka ahaa Xubno uu ka mid yahay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15920"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15920"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15920\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}