{"id":15916,"date":"2019-01-24T09:37:22","date_gmt":"2019-01-24T09:37:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15916"},"modified":"2019-01-24T09:37:22","modified_gmt":"2019-01-24T09:37:22","slug":"kalfadhiga-5aad-ee-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-ka-furmay-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kalfadhiga-5aad-ee-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-ka-furmay-jowhar\/","title":{"rendered":"Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka furmay Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle waxaa maanta ka furmay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Maamulkaas.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50544975_2167246133524559_5712304038368772096_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=12411583e343ec57dc633e34baf3e6d5&amp;oe=5CCB48F9\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Cali Guudlaaw Xuseen iyo Maxamed Cabdi Waare.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Kalfdhiga maanta furmay waxaa fadhiyay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ku xigeenkiisa Cali Guudlaawe Huseen, Guddoomiyaha Baarlamaanka Cismaan Barre Maxamed iyo ku xigeenkiisa 2aad Marwo Canab Axmed Ciise.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/51148724_2167246110191228_5116095765172715520_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=db25bb14a2f66e077ae7ba467ff2e6b0&amp;oe=5CCAFA4D\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Cismaan Barre Maxamed iyo Canad Axmed Ciise<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa kale oo kulanka maanta qeyb ka ahaa Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo intooda badan isku shaandheyntii Habeen hore helay xilalka wasiirrada ah iyaga oo xubnaha Baarlamaanka ka tirsan.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50563463_2167246056857900_3858414210010578944_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=739603c3d9a128ca7cd9c962d5526b88&amp;oe=5CBE1A9E\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Cali Guudlaawe, Maxamed C.Waare iyo C\/Raxmaan Maxamed Caadle.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Magaalada Jowhar waxaa dhawaan ka socday mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka inkasta oo ay u muuqato in si hoose loo dhameeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle waxaa maanta ka furmay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Maamulkaas. Kalfdhiga maanta furmay waxaa fadhiyay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ku xigeenkiisa Cali Guudlaawe Huseen, Guddoomiyaha Baarlamaanka Cismaan Barre Maxamed iyo ku xigeenkiisa 2aad Marwo Canab Axmed Ciise. Waxaa kale oo kulanka maanta qeyb ka ahaa Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15917,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15916"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15916"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15916\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15917"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}