{"id":15912,"date":"2019-01-24T08:14:55","date_gmt":"2019-01-24T08:14:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15912"},"modified":"2019-01-24T08:14:55","modified_gmt":"2019-01-24T08:14:55","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-weerarrada-al-shabaab-ay-47-hoos-u-dhaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-weerarrada-al-shabaab-ay-47-hoos-u-dhaceen\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in weerarrada Al-shabaab ay 47% hoos u dhaceen"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Xuquuqda Aadanaha iyo barashada siyaasadda ee\u00a0CHRIPS, ayaa soo bandhigtay tirada weerarrada AL-shabab ay ka geysteen Kenya sanadkii la soo dhaafay iyo Khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Warbixinta Hay&#8217;adda waxaa lagu sheegay in AL-shabaab ay 26 Weerar ka geysteen Kenya sanadkii 2018kii, islamarkaana ay ku dhinteen 58 Qof.<\/p>\n<p>41 ka mid ah dadka ku dhintay weerarrada AL-shabaab ee dhacay 2018 waxaa ay ahayeen Askarta dowladda halka ay 17 kale ahaayeen dad rayid ah.<\/p>\n<p>Warbixinta waxaa lagu sheegay in weerarrada AL-shabaab ee 2018 ay 71% beegsanayeen Ciidamada Difaaca ee KDF iyo Booliska.<\/p>\n<p>Weerarrada ayaa hoos u dhacay 47% sida ay hay&#8217;adda sheegtay marka loo bar bar dhigo Sanadkii 2017 oo ay dhaceen 49 weerar,waxyeellana ka soo gaartay 108 qof.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda\u00a0CHRIPS, waxaa ay intaas ku dartay in inta ugu badan weerarradaas ay ka dhaceen Gobolka Soomaalida.<\/p>\n<p>Waxaa warbixinta lagu sheegay in Askarta dhimatay ay 18 ka mid ah yihiin ciidanak Difaaca ee KDF,5 GSU ah, 9 APs ah, 7 Booliska keydka ah iyo labo aan wali la caddeyn.<\/p>\n<p>Weerarrada ugu badan waxaa ay dhaceen Bishii January ee 2018, waxaa dhacay 6, weerar,waxaana ku xigay july oo ay dhaceen 4 weerar.<\/p>\n<p>Isha: The Star<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Xuquuqda Aadanaha iyo barashada siyaasadda ee\u00a0CHRIPS, ayaa soo bandhigtay tirada weerarrada AL-shabab ay ka geysteen Kenya sanadkii la soo dhaafay iyo Khasaaraha ka dhashay. Warbixinta Hay&#8217;adda waxaa lagu sheegay in AL-shabaab ay 26 Weerar ka geysteen Kenya sanadkii 2018kii, islamarkaana ay ku dhinteen 58 Qof. 41 ka mid ah dadka ku dhintay weerarrada AL-shabaab&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15913,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15912"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15912"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15912\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}