{"id":15906,"date":"2019-01-24T07:36:44","date_gmt":"2019-01-24T07:36:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15906"},"modified":"2019-01-24T07:41:04","modified_gmt":"2019-01-24T07:41:04","slug":"askar-dil-iyo-dhac-loo-heysto-oo-xukunno-kala-duwan-lagu-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/askar-dil-iyo-dhac-loo-heysto-oo-xukunno-kala-duwan-lagu-riday\/","title":{"rendered":"Askar Dil iyo Dhac loo heysto oo Xukunno kala duwan lagu Riday."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Derejada koobaad ee Ciidan Xoogda \u00a0ayaa Maanta Labada eedeysane oo horay ugu tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka ku ridday xukunno kala duwan oo kala ah dil iyo Xabsi.<\/p>\n<p>Eedeysanayaasha kala ah, Dable Xoogga, Xasan Maxamed Cabdulle iyo Dable Xoogga Maxamed Cadaan Cigalle ,ayaa loo heystaa in ay toogteen, Saciid Jaamac Cabdi iyo Nuur Maxamed Axmed\u00a0, oo si wada jir ah ugu safrayay Wadddada Afgooye, 25-kii Septembar,\u00a0Sanaddii 2018 sida ay sheegtay Maxkamada Darajada 1 aad.<\/p>\n<figure style=\"width: 5760px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/1-126.jpg\" alt=\"\" width=\"5760\" height=\"3840\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Askariga Dilka lagu Xukumay.<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada Koobaad ee Ciidanka qalabka sida, G\/Sare, Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa u sheegay dhamman dhinacyada dacwadda ay quseyso in\u00a0 Dable Xoogga Xasan Maxamed Cabdulle uu yahay dambiile galay dambiga lagu soo oogay, laguna xukumay dil toogasha\u00a0ah oo ah qisaasta marxuumiinta , Saciid Jaamac Cabdi iyo Nuur Maxamed Axmed, halka\u00a0 Dable Xoogga ,Maxamed Caddaan Cigale lagu xukumay Siddeed Sano oo Xabsi Ciidan ah.<\/p>\n<figure style=\"width: 5760px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2-121.jpg\" alt=\"\" width=\"5760\" height=\"3840\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Askariga 8 sano ee Xabsiga ah lagu Xukumay<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ugu dambeyn Gudoomiyaha Maxkada sarre ayaa sheegay in ay fursad kale haystaan oo ay \u00a0ku dalban karaan rafcaan haddii aysan ku qanacsanayn xukunka Maxkamadda Darejada Koowaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Derejada koobaad ee Ciidan Xoogda \u00a0ayaa Maanta Labada eedeysane oo horay ugu tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka ku ridday xukunno kala duwan oo kala ah dil iyo Xabsi. Eedeysanayaasha kala ah, Dable Xoogga, Xasan Maxamed Cabdulle iyo Dable Xoogga Maxamed Cadaan Cigalle ,ayaa loo heystaa in ay toogteen, Saciid Jaamac Cabdi iyo Nuur Maxamed Axmed\u00a0,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15907,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15906"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15906"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15906\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}