{"id":15886,"date":"2019-01-24T04:32:16","date_gmt":"2019-01-24T04:32:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15886"},"modified":"2019-01-24T07:38:07","modified_gmt":"2019-01-24T07:38:07","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-raggii-weeraray-hotel-dusit-ay-9milyan-oo-doollar-ka-heleen-k-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-raggii-weeraray-hotel-dusit-ay-9milyan-oo-doollar-ka-heleen-k-afrika\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in Raggii weeraray Hotel Dusit ay 9Milyan oo Shilin ka heleen K\/Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adaha sirdoonka Dalka Kenya oo wali wada howlgallada iyo raadadka raggii weeraray Hotelka Dusitd2 ee Magaalada Nairobi ayaa shaaciyay warbixinno dheeraad ah oo ay heleen.<\/p>\n<p>Ciidanka la dagaallanka Argagixisada ee Kenya saraakiisha madaxda ka ah ayaa sheegaya in Ragga weeraray Hotelka Dusitd2, ay saddex bilood ka hor 9Milyan oo shilinka Kenya ah ka heleen dhinaca Dalka Koofur Afrika islamarkaana loogu diray Adeegga M-Pessa ee Sharikadda Safaricom.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka la dagaallanka argagixisada ee Kenya,\u00a0Monicah Githaiga, ayaa sheegay in lacagtaas markii ay heleen kaddib ay aadeen Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha waxaa uu sheegay in lacagta markii hore lagu diray bangiga\u00a0Diamond Trust Bank, laantiisa Xaafadda Islii, kaddibna wicitaano uu helay qofka Bangiga fadhiyay durbana lacagta u diray Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ninka lacagta qabtay ayaa Magaciisa lagu soo gaabiyay Nuur,waxaa uu heystay labo Moobeyl,waxaa uu lahaa sharikad Dalxiis, waxaa laga xiray Waddada\u00a0Waiyaki ee Galbeedka Nairobi Talaadadii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo isla maalintaas la xiray Afar qof oo la tuhmayo kuwaas oo kala ah Qareen Abdinoor Ismael, Wariye Ismael Ambitham, Ali Khamis iyo Ganacsade lagu magacaabo Faisal Mohamed.<\/p>\n<p>Ismael, oo ka qalin jebiyay Iskuulka Sharciga ee Kenya ayaa lagu eedeeyay in lacag gaareysa 100Milyan oo shilinka Kenya ah uu helay isaga oo ku maalgelinayay argagixisada, Wariye Ismaaciil ayaa isna loo heystaa in uu ahaa xiriiriyaha qorshahan isaga oo la shaqneyay Ninka madaxda ka ahaa howlgalkii Nairobi ee lagu magacaabi jiray\u00a0Ali Salim Gichunge, kaas oo weerarka ku dhintay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adaha sirdoonka Dalka Kenya oo wali wada howlgallada iyo raadadka raggii weeraray Hotelka Dusitd2 ee Magaalada Nairobi ayaa shaaciyay warbixinno dheeraad ah oo ay heleen. Ciidanka la dagaallanka Argagixisada ee Kenya saraakiisha madaxda ka ah ayaa sheegaya in Ragga weeraray Hotelka Dusitd2, ay saddex bilood ka hor 9Milyan oo shilinka Kenya ah ka heleen dhinaca&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15886"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15886"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15886\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}