{"id":15825,"date":"2019-01-23T04:24:00","date_gmt":"2019-01-23T04:24:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15825"},"modified":"2019-01-23T04:24:00","modified_gmt":"2019-01-23T04:24:00","slug":"wiilal-somali-ah-oo-lagu-xiray-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wiilal-somali-ah-oo-lagu-xiray-mareykanka\/","title":{"rendered":"Wiilal Somali ah oo lagu xiray Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda F.B.I-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigtay saddex wiil oo Soomaali ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay taageere u yihiin urur Argagixiso.<\/p>\n<p>FBI-da Mareykanka waxaa ay sidoo kale sheegtay in ay Raggan saddexda ah isu diyaarinayeen in ay ku laabtaan Soomaaliya si ay u taageeraan Urur Argagixiso.<\/p>\n<p>Wiilashada oo labo ka mid ah ay walaalo yihiin ayaa lagu kala magacaabaa\u00a0Muuse C\/Qaadir Muuse, 23, Maxamuud C\/Qaadir Muuse, 20 jir ah, iyo wiil qaraabadooda ah oo lagu magacaabo \u00a0Maxamed Salaad Xaaji oo 26 jir ah.<\/p>\n<p>Muuse C\/Qaadir ayey FBI-da ka xirtay Garoonka diyaaradaha ee\u00a0 Gerald R. Ford, Isniintii isaga oo doonayay in duullimaadyo kala duwan uu ku boxo si uu ugu dameyn uga dego Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maxamuud iyo Xaaji ayaa iyaguna la xiray saacado kaddib xarigga Muuse oo lala xiriirinayo in ay iska warqabaan.<\/p>\n<p>Waxaada Caddaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in saddexda wiil ay hadda ka hor shaaciyeen in ay daacad uyihiin Ururka Daacish iyaga oo iska duubay muuqaallo ay ku qiranayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda F.B.I-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigtay saddex wiil oo Soomaali ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay taageere u yihiin urur Argagixiso. FBI-da Mareykanka waxaa ay sidoo kale sheegtay in ay Raggan saddexda ah isu diyaarinayeen in ay ku laabtaan Soomaaliya si ay u taageeraan Urur Argagixiso. Wiilashada oo labo ka mid ah ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15825"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15825"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15825\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}