{"id":15820,"date":"2019-01-23T04:12:42","date_gmt":"2019-01-23T04:12:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15820"},"modified":"2019-01-23T04:12:42","modified_gmt":"2019-01-23T04:12:42","slug":"ruushka-oo-hub-ka-iibinaya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ruushka-oo-hub-ka-iibinaya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ruushka oo Hub ka iibinaya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in Hubka kala duwan ka iibiso Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya,haddii laga qaado cunaqabateynta Hubka ah ee saaran.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay qeybta farsamada ee Milatariga Federaalka Ruushka ayaa sheegay in marka ugu horreysa ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ay cunaqabateynta ka qaadaan Soomaaliya uu Ruushka ka iibin doono hubka ay dooneyso.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka,Sergei Lavrov ayaa sheegay in Muqdisho ay daneyneyso taageerada Moscow sidaas darteedna ay dowladdiisa diyaar u tahay in Soomaaliya ay ka taageerto horumarinta dhaqaalaha,tababarka Ciidanka iyo wada shaqeynta dhinaca amaanka ah.<\/p>\n<p>Golaha amaanka ee Qaramada Midobey ayaa Soomaaliya saaray cunaqabateynta dhinaca hubka ah sanadkii 1992dii,waxaana mar waliba golaha kordhinayay cunaqabateyntaas.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ee hadda jirta ayaa dhowr jeer shirar Caalami ah ka codsatay in laga qaado cunaqabateynta hubka ah ee saaran si ay ugu fududaato in ay qalabeyso Milatarigeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in Hubka kala duwan ka iibiso Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya,haddii laga qaado cunaqabateynta Hubka ah ee saaran. Afhayeen u hadlay qeybta farsamada ee Milatariga Federaalka Ruushka ayaa sheegay in marka ugu horreysa ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ay cunaqabateynta ka qaadaan Soomaaliya uu Ruushka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15820"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15820"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15820\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}