{"id":15809,"date":"2019-01-22T13:31:08","date_gmt":"2019-01-22T13:31:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15809"},"modified":"2019-01-22T13:31:08","modified_gmt":"2019-01-22T13:31:08","slug":"mw-laftagareen-oo-kulan-la-qaatay-hayaddaha-samafalka-ka-howl-gala-kgs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-laftagareen-oo-kulan-la-qaatay-hayaddaha-samafalka-ka-howl-gala-kgs\/","title":{"rendered":"MW Laftagareen oo kulan la qaatay Hay&#8217;addaha Samafalka ka howl gala KGS."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C\/Casiis Xasan Mohamed(Lafta-gareen) ayaa Maanta kulan la qaatey Hay\u2019adaha ka howlgalla deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro ,Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Baay, kan Gobolka Shabeellaha hoose iyo Gudoomiyaha degmada Baydhabo Iyo Mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha samafalka ee ka shaqeeyada Deegaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/50343465_291709665033873_8633462393327845376_n.png?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=1cdee7a88c7e885828efd776297d2a03&amp;oe=5CB4F79D\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulanka Baydhabo ku dhex maray Fafta gareen iyo Haydaha<\/figcaption><\/figure>\n<p>Kulanka ayaa marka hore warbixin looga dhageystay madaxda Hay\u2019adaha sama falka ee ka howlgala \u00a0Koofur Galbeed, waxa ayna ka warbixiyeen shaqooyinkii ay qabteen Sadeexdii bilood ee la soo dhaafay.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/51018103_340268710155986_5863425890062434304_n.png?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=576d6106ce828a63289100bb9fa3423d&amp;oe=5CFA4944\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">MW Lafta gareen iyo Hay&#8217;addaha Samafalka.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweyne Lafta gareen ayaa u mahad celiyey Hay\u2019addaha Samafalka ee howlgala Koofur Galbeed ee uu sheegay in ay gar gaar gaarsiiyeeb deegaano ay ka jirtay Xaalad Nololeed isago ku dhiira galiyey shaqadooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C\/Casiis Xasan Mohamed(Lafta-gareen) ayaa Maanta kulan la qaatey Hay\u2019adaha ka howlgalla deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kulanka waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro ,Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Baay, kan Gobolka Shabeellaha hoose iyo Gudoomiyaha degmada Baydhabo Iyo Mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha samafalka ee ka shaqeeyada Deegaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Kulanka ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15810,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15809"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15809"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15809\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}