{"id":15802,"date":"2019-01-22T10:18:15","date_gmt":"2019-01-22T10:18:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15802"},"modified":"2019-01-22T10:23:57","modified_gmt":"2019-01-22T10:23:57","slug":"wasiiru-dowlaha-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-warqadaha-aqoonsiga-danjirenimo-ka-guddoomay-safiirka-indonesia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiiru-dowlaha-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-warqadaha-aqoonsiga-danjirenimo-ka-guddoomay-safiirka-indonesia\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Indonesia"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamigaa ee Soomaaliya ayaa maanta warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Indonesia u soo dirtay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Mudane Soehadjono Sastromihardjo, Safiirka Jamhuuriyadda Indonesia u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50687325_2274835302762019_1011269673548775424_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=f1972b98f7be4eb9351d12113896e2f6&amp;oe=5CFC06DE\" alt=\"L\u00e2\u0080\u0099image contient peut-\u00c3\u00aatre\u00c2\u00a0: 2 personnes, personnes assises et int\u00c3\u00a9rieur\" width=\"960\" height=\"466\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulanka Danjiraha Indonesia iyo Wasaarada arimaha Dibbada.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Intii kulanka qaabilaadda uu socday ayaa looga wada hadlay xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga labada dal u dhexeeya iyo dadaal ku bixinta sidii loo dhowri lahaa, loona horumarin lahaa xiriirkaas oo dhinacyo badan leh.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50326206_2274836282761921_7514751982565851136_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=9439cd8f9bef229a8b6f334a26e53516&amp;oe=5CC6F29F\" alt=\"L\u00e2\u0080\u0099image contient peut-\u00c3\u00aatre\u00c2\u00a0: 1 personne, assis\" width=\"960\" height=\"466\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Kulanka ay wadda qaateen.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Soomaaliya iyo Indonesia waxaa ka dhexeeya xiriir ganacsi oo in badan soo socday waxa ayna sheegtay wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya in la xoojinayo Xiriirka labbada Wadan ee Soomaaliya Indonesia.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50614969_2274836329428583_4609635884508119040_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=4dd391b19bc1f373b6890fa25c609a75&amp;oe=5CFBFF93\" alt=\"L\u00e2\u0080\u0099image contient peut-\u00c3\u00aatre\u00c2\u00a0: 3 personnes, personnes assises et int\u00c3\u00a9rieur\" width=\"960\" height=\"466\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasaarada Arrimaha Dibada Soomaaliya iyo Safiirka Induniisiya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamigaa ee Soomaaliya ayaa maanta warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Indonesia u soo dirtay Soomaaliya. Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Mudane Soehadjono Sastromihardjo, Safiirka Jamhuuriyadda Indonesia u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intii kulanka qaabilaadda uu socday ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15803,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15802"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15802"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15802\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}