{"id":15777,"date":"2019-01-22T04:39:00","date_gmt":"2019-01-22T04:39:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15777"},"modified":"2019-01-22T04:39:00","modified_gmt":"2019-01-22T04:39:00","slug":"hirshabelle-oo-xabsiga-dhigtay-ganacsato-loo-heysto-in-ay-lacag-siiyeen-al-shabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hirshabelle-oo-xabsiga-dhigtay-ganacsato-loo-heysto-in-ay-lacag-siiyeen-al-shabab\/","title":{"rendered":"Hirshabelle oo xabsiga dhigtay Ganacsato loo heysto in ay lacag siiyeen Al-shabab"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa xabsga dhigay qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar kuwaas oo lagu eedeeyay in ay lacago siiyeen AL-shabab.<\/p>\n<p>Ciidamada Nabad Sugidda ee Magaalada Jowhar ayaa xiray Ganacsatada oo uu maamulka ku eedeeyay in ay dhaqaale siiyaan AL-shabaab.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Ganacsatada ayaa ku doodaya in ay lacagta u dhiibayaan amnigooda islamarkaana maamulka Hirshabeelle uusan damaanad qaadi karin badbaadinta naftooda iyo hantidooda.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa Ganacsatada ku cadaadiya in aysan Lacago siin karin Al-shabaab,haddii ay siiyaanna ay la mid noqonayaan Al-shabab.<\/p>\n<p>Sidoo kale dowladda iyo maamul Goboleedyada waxaa ay Dadka uga digaan in aan loo garsoor doonaan karin Maxkamadaha Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dhawaan Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegay in saddex qof la xiray kuwaas oo ku qanci waayay garsoorka dowladda una garsoor doontay Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa xabsga dhigay qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar kuwaas oo lagu eedeeyay in ay lacago siiyeen AL-shabab. Ciidamada Nabad Sugidda ee Magaalada Jowhar ayaa xiray Ganacsatada oo uu maamulka ku eedeeyay in ay dhaqaale siiyaan AL-shabaab. Qaar ka mid ah Ganacsatada ayaa ku doodaya in ay lacagta u dhiibayaan amnigooda islamarkaana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14089,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15777"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15777"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15777\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}