{"id":15753,"date":"2019-01-21T10:28:30","date_gmt":"2019-01-21T10:28:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15753"},"modified":"2019-01-21T10:30:20","modified_gmt":"2019-01-21T10:30:20","slug":"hayadaha-samafalka-iyo-dowladda-somaliya-oo-dalbaday-1-08-bilyan-oo-gargaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hayadaha-samafalka-iyo-dowladda-somaliya-oo-dalbaday-1-08-bilyan-oo-gargaar-ah\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adaha samafalka iyo Dowladda Somaliya oo dalbaday $1.08 Bilyan oo gargaar ah"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay Magaalad Muqdisho ku yeesheen Hay&#8217;adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka iyo samafalka ee Soomaaliya iyo dowladda Federaalka ah ayey ka soo saareen baaq la xiriira in lacag lagu caawiyo.<\/p>\n<p>Waxaa ay war-saxaafadeed ka soo baxay ku sheegeen in loo baahanyahay lacag dhan $1.08Bilyan oo doollarka Mareykanka ah.<\/p>\n<p>Lacagtaas ayey sheegeen in lagu caawinayo 3.4Milyan oo qof oo Soomaali ah kuwaas oo u baahan gargaar naf badbaadin ah.<\/p>\n<p>Halkan ka aqri.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/War-Saxaafadeed-Final.docx\">War Saxaafadeed -Final<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay Magaalad Muqdisho ku yeesheen Hay&#8217;adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka iyo samafalka ee Soomaaliya iyo dowladda Federaalka ah ayey ka soo saareen baaq la xiriira in lacag lagu caawiyo. Waxaa ay war-saxaafadeed ka soo baxay ku sheegeen in loo baahanyahay lacag dhan $1.08Bilyan oo doollarka Mareykanka ah. Lacagtaas ayey sheegeen in lagu caawinayo 3.4Milyan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15756,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15753"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15753"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15753\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15756"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}