{"id":15745,"date":"2019-01-21T09:28:40","date_gmt":"2019-01-21T09:28:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15745"},"modified":"2019-01-21T09:28:40","modified_gmt":"2019-01-21T09:28:40","slug":"wafdi-ka-socda-finland-oo-muqdisho-soo-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wafdi-ka-socda-finland-oo-muqdisho-soo-gaaray\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Finland oo Muqdisho soo gaaray."},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray mas\u2019uuliyiin ka socatay 25 Shirkadood iyo Diplomaasiyiin Finland ah,iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay garoonka diyaarada ee Magaalada Muqdish.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo mas\u2019uuliyiin kale oo socday labada Gole ee Dowlada Soomaaliya ayaa wafdigaan kusoo dhaweeyay Magalada Muqdisho,iyaga oo kulan gaar ah la yeeshay Masuuliyiintiin ka socatay Finland.<\/span><\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/50673294_1230704987067621_8149210452816035840_n.png?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=0274f4b9ac5dc020caaccf6f2ffe27b2&amp;oe=5CFDE92D\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiir Maareeye wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.<\/figcaption><\/figure>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\"><span style=\"box-sizing: border-box; text-transform: inherit;\">U jeedada wafdigaan ayaa waxaa lagu sheegay in Magalada Muqdisho ay uga qeyb geli doonaan \u00a0shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Dowladaha Soomaaliya iyo Finland oo Muqdisho ka dhacaya sida ay sheegeen Masuuliyiinta ka tirsan Wasaarada Ganacsi iyo Warshada Soomaaliya.<\/span><\/span><\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/50794740_946422342224004_4031168085397340160_n.png?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=f93b7f634beb5a5c96ca190836e4e9b5&amp;oe=5CF9468E\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wafdiga ka socday Finland oo maanta soo gaaray Muqdisho.<\/figcaption><\/figure>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Somaaliya ayaa xiligaan wado sharsho lagu balaarinayo gacasiga iyo Shirkadaha Ganacsi ka howlga Soomaaliya,si sarra loogu qaado kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya oo mudooyinkaan dambe soo kabanaayay.<\/span><\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/51168253_320479215249726_2543883106213953536_n.png?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=274c745a10a6df00facc306f2ddc40ed&amp;oe=5CFCB1C9\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Soo dhaweynta Wafdiga Muqdidho loogu sameeyay.<\/figcaption><\/figure>\n<p><span id=\"bsac-51165-1341371222-place\" style=\"box-sizing: border-box;\"> <iframe id=\"aswift_2\" style=\"box-sizing: border-box; max-width: 100%; height: 0px; left: 0px; position: absolute; top: 0px; width: 0px; border-width: 0px;\" name=\"aswift_2\" width=\"0\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe> <\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray mas\u2019uuliyiin ka socatay 25 Shirkadood iyo Diplomaasiyiin Finland ah,iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay garoonka diyaarada ee Magaalada Muqdish. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo mas\u2019uuliyiin kale oo socday labada Gole ee Dowlada Soomaaliya ayaa wafdigaan kusoo dhaweeyay Magalada Muqdisho,iyaga oo kulan gaar ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15748,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15745"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15745"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15745\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}