{"id":15741,"date":"2019-01-21T09:05:59","date_gmt":"2019-01-21T09:05:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15741"},"modified":"2019-01-21T09:05:59","modified_gmt":"2019-01-21T09:05:59","slug":"sharikadda-diyaaraha-ee-ethiopian-airlines-oo-hakisay-duullimaadyadii-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sharikadda-diyaaraha-ee-ethiopian-airlines-oo-hakisay-duullimaadyadii-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sharikadda diyaaraha ee Ethiopian Airlines oo hakisay duullimaadyadii Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Sharikadda Diyaaradaha Dalka Itoobiya ayaa la sheegayaa in ay hakad kooban gelisay Duullimaadyadeedii Muqdisho iyo Adis ababa.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ka dhalatay kaddib markii Nin u dhashay Koofur Afrika lagu qabtay Boorso uu watay Garoonka Aadan Cadde taas oo uu doonayay in uu ula dhoofo Adis ababa.<\/p>\n<p>Boorsada Ninkaas ayey Ciidamada amaanka ka heleen Gaaska loo adeegsan karo qaraxyada waxaana markii ay ciidanka qabteen kaddib la wareegay Ciidamo ajannabi ah.<\/p>\n<p>Ninkan ayaa la qabtay Sabtigii la soo dhaafay,waxaana ku socda baaritaan la xiriira walxaha gaaska ah ee qarxi kara oo uu damacsanaa in uu la raaco diyaaradda.<\/p>\n<p>Maamulka Ethiopian Airlines ayaa Maamulka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde soo weydiistay in uu faah faahiyo waxa ninkaasi ahaa iyo walxaha laga shakiyay ee lagu qabtay.<\/p>\n<p>Sharikadda Diyaaradaha Itoobiya ayaa Soomaaliya ka shaqa billowday Bishii November ee sanadkii la soo dhaafay,waxaana duullimaadkaasi billowday 40 Sano kaddib.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sharikadda Diyaaradaha Dalka Itoobiya ayaa la sheegayaa in ay hakad kooban gelisay Duullimaadyadeedii Muqdisho iyo Adis ababa. Arrintan ayaa ka dhalatay kaddib markii Nin u dhashay Koofur Afrika lagu qabtay Boorso uu watay Garoonka Aadan Cadde taas oo uu doonayay in uu ula dhoofo Adis ababa. Boorsada Ninkaas ayey Ciidamada amaanka ka heleen Gaaska loo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15741"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15741"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15741\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}