{"id":15731,"date":"2019-01-21T04:58:26","date_gmt":"2019-01-21T04:58:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15731"},"modified":"2019-01-21T04:58:26","modified_gmt":"2019-01-21T04:58:26","slug":"booliska-kenya-oo-war-ka-soo-saaray-haweeney-talyaani-ah-oo-la-afduubtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliska-kenya-oo-war-ka-soo-saaray-haweeney-talyaani-ah-oo-la-afduubtay\/","title":{"rendered":"Booliska Kenya oo war ka soo saaray Haweeney Talyaani ah oo la afduubtay"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Booliska Kenya ee dhinaca Xeebta dalkaas ayaa sheegay in Haweeney u dhalatay Dalka Talyaaniga wali lagu heysto gudaha dalkaas.<\/p>\n<p>Booliska waxaa ay beeniyeen in Haweeneydaas ay jirto gudaha Soomaaliya,waxaana ay intaas ku dareen in ilaa hadda xogta ay hayaan muujineyso in ay ku jirto gudaha Kenya.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliska Xeebta ee dalka Kenya\u00a0Marcus Ochola, ayaa sheegay in Cimillada oo aad u adag iyo Isgaarsiinta oo liidata darteed ay adkaatay in ay howlgal ka fuliyaan degaannada lagu tuhmayo.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in howlgalka xooggiisa ay la damacsanyihiin Kenynta Booni, laakiin ay aad u adagtahay xilligan.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 100 Qof oo lala xiriirinayo ragga wax afduubtay ayaa lagu xiray Gudaha Kenya kuwaas oo uu baaritaan ku socdo.<\/p>\n<p>Haweeneydan oo 23 jir ah ayaa 20kii November laga afduubtay degaanka Kilifi ee Waqooyi Bari Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Booliska Kenya ee dhinaca Xeebta dalkaas ayaa sheegay in Haweeney u dhalatay Dalka Talyaaniga wali lagu heysto gudaha dalkaas. Booliska waxaa ay beeniyeen in Haweeneydaas ay jirto gudaha Soomaaliya,waxaana ay intaas ku dareen in ilaa hadda xogta ay hayaan muujineyso in ay ku jirto gudaha Kenya. Taliyaha Booliska Xeebta ee dalka Kenya\u00a0Marcus Ochola, ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15722,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15731"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15731"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15731\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}