{"id":15710,"date":"2019-01-20T15:59:42","date_gmt":"2019-01-20T15:59:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15710"},"modified":"2019-01-20T15:59:42","modified_gmt":"2019-01-20T15:59:42","slug":"wasiirka-arrmaha-dibadda-soomaaliya-oo-madaxweyne-farmaajo-ku-matalay-shirka-madaxda-jaamacadda-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-arrmaha-dibadda-soomaaliya-oo-madaxweyne-farmaajo-ku-matalay-shirka-madaxda-jaamacadda-carabta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrmaha Dibadda Soomaaliya oo Madaxweyne Farmaajo ku matalay Shirka Madaxda Jaamacadda Carabta."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wakiil ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta ka qayb galay Shir Madaxeedka Carbeed ee looga hadlayo hadlayo dhaqaalaha ee ka furmay Magaalada Beyruut ee Dalka Lubnaan.<\/p>\n<p>Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya ayaa ayaa kamid ahaa Madax ka kala socotay Dalalka Xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta.<\/p>\n<p>Inta kulanka uu socday waxaa looga hadlay 29-qodob oo loo gudbiyay Guddiyada u xil saaraan ajendayaasha iyo qaban qaabinta Fadhiyada guud iyo kan gaarka ah.<\/p>\n<p>Si gaar ah waxaa diiradda lagu saaray Dhaqaalaha, Bulshada, Istiraatiijiyadda Cunnada, Tamarta, Saboolnimada, Ilaalinta Haweenka iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Madaxda ka qaybgashay fadhiga waxa ay ka hadleen sida lagu xalin karo Caqabadaha ka jira Dalalka Xubnaha ka ah Jaamacadda Carbeed oo qaarkood dhibaatooyin ka jiraan.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar iyo Murataaniya ayaa ka maqnaa shirka, lamana sheegin sababta ay ugu baaqdeen ka qaybgalka shirkaan.<\/p>\n<p>Shirka Madaxda Jaamacadda Carabta waxaa Bar-bar socda mid gaar ah oo u dhaxeeyay Wasiirada Maaliyadda Dalalka Xubnaha ka ah Ururkaan, waxa ay kaga hadlayeen Deen Cafinta Soomaaliya iyo Dhaqaale u raadinta Falastiin.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50261759_2273781439534072_6325322603107975168_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=dc7e743ab4dc10cfe4de65891a6344d8&amp;oe=5CCFF7AD\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo fadhiga Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/50280359_2273781539534062_7004328345303252992_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=7fba0c7b3e11fb3366058f215c1526f0&amp;oe=5CC8AF85\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"514\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxdii ka qaybgashay Shirkii Jaamacadda Carabta ee ka dhacay Beyruut.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wakiil ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta ka qayb galay Shir Madaxeedka Carbeed ee looga hadlayo hadlayo dhaqaalaha ee ka furmay Magaalada Beyruut ee Dalka Lubnaan. Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya ayaa ayaa kamid ahaa Madax ka kala&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15711,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15710"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15710"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15710\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}