{"id":15696,"date":"2019-01-20T07:43:57","date_gmt":"2019-01-20T07:43:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15696"},"modified":"2019-01-20T07:43:57","modified_gmt":"2019-01-20T07:43:57","slug":"xukuumadda-burkina-faso-oo-dhamaanteed-is-casishay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xukuumadda-burkina-faso-oo-dhamaanteed-is-casishay\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Burkina Faso oo dhamaanteed is casishay"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaarahii Dalka Burkina Faso,Paul Kaba Thieba iyo dhamaan golihiisii wasiirrada ayaa hal mar is wada casilay.<\/p>\n<p>Khudbad Madaxweynaha Dalkaas uu TV-ga Qaranka ka jeediyay ayuu ku sheegay in dhamaan Ra&#8217;isalwasaaraha iyo Golaha Wasiirrada is casileen iyada oo aan la sheegin sababta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dalka\u00a0Roch Marc Christian Kabore, dowladdiisa ayaa dareemeysa cadaadis xoog leh oo la xiriira Afduubka iyo Kooxaha xiriirka la leh Al Qaacidda ee dalkaas ka dagaallamaya.<\/p>\n<p>Dhawaan dad Ajaanib ah ayaa lagu afduubtay gudaha dalkaas,waxaana ay arrintaas sababtay is casilaadda Wasiirrada difaaca iyo amaanka.<\/p>\n<p>Madaxweyne\u00a0Roch Marc Christian Kabore ayaa Xukuumadda iyo Ra&#8217;isalwasaarahaba uga mahad celiyay shaqadii ay soo qabteen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaarahii Dalka Burkina Faso,Paul Kaba Thieba iyo dhamaan golihiisii wasiirrada ayaa hal mar is wada casilay. Khudbad Madaxweynaha Dalkaas uu TV-ga Qaranka ka jeediyay ayuu ku sheegay in dhamaan Ra&#8217;isalwasaaraha iyo Golaha Wasiirrada is casileen iyada oo aan la sheegin sababta. Madaxweynaha Dalka\u00a0Roch Marc Christian Kabore, dowladdiisa ayaa dareemeysa cadaadis xoog leh oo la xiriira&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15697,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15696"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15696"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15696\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15697"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}