{"id":15673,"date":"2019-01-20T04:30:36","date_gmt":"2019-01-20T04:30:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15673"},"modified":"2019-01-20T04:30:36","modified_gmt":"2019-01-20T04:30:36","slug":"itoobiya-oo-sheegtay-in-ay-diyaarisay-duullaan-ka-dhan-ah-al-shabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-in-ay-diyaarisay-duullaan-ka-dhan-ah-al-shabab\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo sheegtay in ay diyaarisay duullaan  ka dhan ah Al-shabab"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa sheegtay in ay diyaarisay ciidamo howlgal cusub ku qaads Al-shabaab.<\/p>\n<p>War ka soo baxay Dowladda Itoobiya oo lagu xaqiijiyay weerar Jimcihii Ciidanka Itoobiya ee ku jira AMISOM ay kala kulmeen Al-shabaab ayaa lagu sheegay in aysan jirin sheegashada Al-shabaab ee ah dilka 57 Askari oo Itoobiyaan ah.<\/p>\n<p>Warbixinta ka soo baxday Dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in ciidankooda oo maraya inta u dhaxeysa Buur Hakaba iyo Baydhaba ay jidka u galeen AL-shabaab islamarkaana ay iska difaaceen.<\/p>\n<p>Waxaa ay Dowladda Itoobiya sheegtay in dagaal ka dhan ah Al-shabaab ay qaadayaan Ciidamadeeda ku jira AMISOM ee jooga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale war ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in weerarkii Jimcihii ka dhacay Deynuunaay ay ku dhaawacmeen saddex ka mid ah Ciidamka AMISOM ee ka socda Itoobiya.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo AMISOM ay sheegtay in AL-shabaab ay ka dileen afar qof tiro kalena ay ka dhaawaceen,iyaga oo ku faanay in weerarkaasi la iska caabiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa sheegtay in ay diyaarisay ciidamo howlgal cusub ku qaads Al-shabaab. War ka soo baxay Dowladda Itoobiya oo lagu xaqiijiyay weerar Jimcihii Ciidanka Itoobiya ee ku jira AMISOM ay kala kulmeen Al-shabaab ayaa lagu sheegay in aysan jirin sheegashada Al-shabaab ee ah dilka 57 Askari oo Itoobiyaan ah. Warbixinta ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15675,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15673"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15673"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15673\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}