{"id":15671,"date":"2019-01-20T04:23:39","date_gmt":"2019-01-20T04:23:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15671"},"modified":"2019-01-20T04:23:39","modified_gmt":"2019-01-20T04:23:39","slug":"ghana-oo-boolis-cusub-u-soo-daabuleysa-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ghana-oo-boolis-cusub-u-soo-daabuleysa-somaliya\/","title":{"rendered":"Ghana oo Boolis cusub u soo daabuleysa Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Ghana ayaa sheegtay in ay Soomaaliya u soo direyso Ciidan Boolis ah oo qeyb ka noqda howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ghana waxaa ay sheegtay in 120 Sarkaal oo Boolis ah ay dhawaan u soo direyso Soomaaliya,kuwaas oo beddelaya Ciidan ka tirsanaa Booliska AMISOM oo dalka ka baxay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa ay Ciidamadaas hadda qaadanayaan tababar iyo habdhaqanka kala duwanaanta sidoo kale waxaa uu tababarka u dhamaanayaa Bartamaha Bisha March,waxaana kaddib xigaya qalabeynta iyo daabulidda&#8221;, ayuu yiri\u00a0 Baba Saanid Adamu,oo ah agaasimaha xiriirka dibadda ee Booliska Ghana.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Ciidamada 120ka ah ee Tababarayaasha ah loo daabuli doono Muqdisho kaddibna loo sii gudbinayo Magaalada Baydhaba ee degaannada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shalay waxaa dalka ka baxay 40 Sarkaal oo Booliska AMISOM ka bid ahaa kuwaas oo u kala dhashay lixda dal ee Booliska ku yaboohay AMISOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ghana ayaa sheegtay in ay Soomaaliya u soo direyso Ciidan Boolis ah oo qeyb ka noqda howlgalka AMISOM ee Soomaaliya. Ghana waxaa ay sheegtay in 120 Sarkaal oo Boolis ah ay dhawaan u soo direyso Soomaaliya,kuwaas oo beddelaya Ciidan ka tirsanaa Booliska AMISOM oo dalka ka baxay. &#8220;Waxaa ay Ciidamadaas hadda qaadanayaan tababar iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15669,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15671"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15671"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15671\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}