{"id":15665,"date":"2019-01-19T19:46:50","date_gmt":"2019-01-19T19:46:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15665"},"modified":"2019-01-19T19:46:50","modified_gmt":"2019-01-19T19:46:50","slug":"mareykanka-oo-sheegay-inuu-52-shabaab-ah-ku-dilay-duqeyn-ka-dhacday-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mareykanka-oo-sheegay-inuu-52-shabaab-ah-ku-dilay-duqeyn-ka-dhacday-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegay inuu 52 Shabaab ah ku dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn dhinaca cirka ah oo ay la beegsatay gaari ay saarnaayeen dagaalyahano katirsan Al-Shabaab, xili ay dib uga guranayeen deegaanka baar Sanguuni oo ay saaka weerareen.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa lagu sheegay iney duqeynta dhinaca cirka ah ay ku dileen 52 Shabaab ah, kadib markii ay gantaal la heleen gaari kamid ah kuwa ay dagaalamayaashooda ku qaataan.<\/p>\n<p>Duqeyntan ayuu Mareykanka sheegay inuu uga gol lahaa taageero loogu muujinayay Ciidamada Somalida ee isu diyaarinaya iney amniga kala wareegaan Ciidanka Amisom marka ay dalka isaga baxaan.<\/p>\n<p>Si kastaba, Al\u00adShabaab ayaa weerar ku qaadey Saldhiga ciidamada xoogga ay ku leeyihiin degaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, aroornimadii Sabtida maanta ah.<\/p>\n<p>Weerarka oo ka dhashay dagaal fool ka fool ah oo dhex\u00admaray ciidamada ku sugan xerada ciidan iyo xoogaga Shabaab ayaa geystay khasaaro baaxad leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Degaanka Bar Sanguuni oo qiyaastii 50\u00adKM dhinaca Waqooyi kaga beegan Kismaayo, xarun goboleedka Jubada Hoose, ayaa sanadkii tagey lagu dilay Askari American ah, laguna dhaawacay 4 kale kadib markii saldhigooda Al\u00adShabaab weerartay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/50722845_2052780435014050_7831800786114838528_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=26792964b41b06245eff3ad84761e4af&amp;oe=5CBD7EDA\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn dhinaca cirka ah oo ay la beegsatay gaari ay saarnaayeen dagaalyahano katirsan Al-Shabaab, xili ay dib uga guranayeen deegaanka baar Sanguuni oo ay saaka weerareen. Qoraal ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa lagu sheegay iney duqeynta dhinaca cirka ah ay ku dileen 52 Shabaab ah, kadib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15665"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15665"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15665\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}