{"id":15418,"date":"2019-01-16T04:38:38","date_gmt":"2019-01-16T04:38:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15418"},"modified":"2019-01-16T04:38:38","modified_gmt":"2019-01-16T04:38:38","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ku-wajahan-baydhaba\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Baydhaba"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu maanta tago magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Baydhaba ayaa la xiriira ka qeybgalka munaasibadda Caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed C\/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhaba waxaa xalay ku hoyday wufuuf ka kala socota shanta dowlad Goboleed ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ka qeybgelaya wakiillo ka kala socda waddamada safaaradaha ku leh Muqdisho iyo sidoo kale hay&#8217;daha caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Amaanka Magaalada Baydhaba ayaa aad loo adkeeyay,waxaana ka howlgalaya Ciidamo ka socda Dowladda Federaalka ah oo dhowr maalmood ka hor la geeyay magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu maanta tago magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay. Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Baydhaba ayaa la xiriira ka qeybgalka munaasibadda Caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed C\/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen. Magaalada Baydhaba waxaa xalay ku hoyday wufuuf ka kala socota shanta dowlad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15418"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15418"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15418\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}