{"id":15405,"date":"2019-01-15T19:17:01","date_gmt":"2019-01-15T19:17:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15405"},"modified":"2019-01-15T19:19:43","modified_gmt":"2019-01-15T19:19:43","slug":"muran-kadhashay-xildhibaanad-loo-gacan-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/muran-kadhashay-xildhibaanad-loo-gacan-qaaday\/","title":{"rendered":"Muran kadhashay xildhibaanad loo gacan qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Kaddib kulankii Golaha Shacabka ee Isniintii shalay ayaa gabar ay wada dhasheen xildhibaan Muna Khaliif Muna K waxa ay u gacan qaadday xildhibaan Luul Cabdi Aadan oo iyaduna katirsan golaha shacabka.<br \/>\nBooliiska ayaa xiray gabadha u gacan qaadday xildhibaan Luul Cabdi Aadan, balse waxa lagu soo daayey dammaanad.<\/p>\n<p>Gabadha u gacan qaadday xildhibaanadda oo bannaanka kujoogtay dammaanad ayaa xildhibaan Muna Khaliif Muna Key waxa ay u wada safrayeen Baydhaba balse Booliiska ayaa joojiyey safarka gabadha loo haystay gacan qaadka iyada oo joojintaasina ay ka carootay xildhibaan Muna Khaliif.<\/p>\n<p>Xildhibaan Muna Khaliif Muna Key ayaa muuqaal ay faafisay waxa ay kusheegtay in loo diiday in ay u dhoofto Baydhaba<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib kulankii Golaha Shacabka ee Isniintii shalay ayaa gabar ay wada dhasheen xildhibaan Muna Khaliif Muna K waxa ay u gacan qaadday xildhibaan Luul Cabdi Aadan oo iyaduna katirsan golaha shacabka. Booliiska ayaa xiray gabadha u gacan qaadday xildhibaan Luul Cabdi Aadan, balse waxa lagu soo daayey dammaanad. Gabadha u gacan qaadday xildhibaanadda oo bannaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15406,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,1,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15405"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15405"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15405\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}