{"id":15400,"date":"2019-01-15T13:47:30","date_gmt":"2019-01-15T13:47:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15400"},"modified":"2019-01-15T13:47:30","modified_gmt":"2019-01-15T13:47:30","slug":"gudoomiye-yariisow-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacaabis-ku-sameeyey-masuuliyyin-ka-tirsan-dagmada-yaaqshiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gudoomiye-yariisow-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacaabis-ku-sameeyey-masuuliyyin-ka-tirsan-dagmada-yaaqshiid\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Yariisow oo xil ka qaadis iyo Magacaabis ku sameeyey masuuliyyin ka tirsan Dagmada Yaaqshiid."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Abniga iyo Siyaasada Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiidka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa loogu magacaabey Cabdifitaax Axmed Cali gudoomiye ku xigeenka Abniga iyo siyaada degmada Yaaqshiid.<\/p>\n<figure style=\"width: 816px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/49899631_1862544673868163_918870951188234240_n.jpg?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=c94ee8d7dc9f05dae2e4301385bd944e&amp;oe=5CB3CC83\" alt=\"L\u00e2\u0080\u0099image contient peut-\u00c3\u00aatre\u00c2\u00a0: 2 personnes, dont Cawaale Nuur Kooble\" width=\"816\" height=\"612\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Tuulax iyo Masuulka la magacaabay Cabdifitaax.<\/figcaption><\/figure>\n<p>wareegtada ayaa sidoo kale Xilka looga qaaday Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Abniga iyo Siyaasada Dagmada Yaaqshiid Mahad Diiriye Cabdi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/49296055_1862544780534819_4615507349614886912_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=3e6083746508180ee9f36d9bc80c92b3&amp;oe=5CD0BB2D\" alt=\"Aucune description de photo disponible.\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Abniga iyo Siyaasada Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday Xafiidka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa loogu magacaabey Cabdifitaax Axmed Cali gudoomiye ku xigeenka Abniga iyo siyaada degmada Yaaqshiid. wareegtada ayaa sidoo kale Xilka looga qaaday Gudoomiye ku xigeenkii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9440,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15400"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15400"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15400\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}