{"id":15383,"date":"2019-01-15T10:42:51","date_gmt":"2019-01-15T10:42:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15383"},"modified":"2019-01-15T10:42:51","modified_gmt":"2019-01-15T10:42:51","slug":"wasiir-44-jir-ah-oo-u-fariistay-imtixaanka-dugsiga-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-44-jir-ah-oo-u-fariistay-imtixaanka-dugsiga-sare\/","title":{"rendered":"Wasiir 44 jir ah oo u fariistay Imtixaanka Dugsiga Sare"},"content":{"rendered":"<p>Dalka Koofurta Suudaan waxaa shalay ka billowday Imtixaanka Guud ee Dugsiyada sare,waxaana indhaha soo jiitay wasiir ka mid ah xukuumadda dalkaas oo Imtixaanka u fariistay.<\/p>\n<p>Wasiirka Waddooyinka iyo dhismaha \u00a0Abraham Majak Makur ayaa ka mid ahaa ardeyda kumanaanka ah ee u fariistay Imtixaanka Dugsiga sare.<\/p>\n<p>Ehelkiisa ayaa u sheegay Warbaahinta in sanadahii 80meeyadii uu ku dhacay Imtixaanka dugsiga sare laakiin uu dhowr jeer soo qabtay xilal kala duwan oo dowladeed.<\/p>\n<p>Waxaa uu hadda wasiir ka yahay Gobolka Lake State,waxaana uu shalay u fariistay Imtixaanka Dugsiga sare,ka horna ma heysan wax shahaado ah.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa is weydiinaya sida wasiirnimadu ku helay haddiiba uusan heysan Shahaaddo Waxbarasho oo u oggolaaneysa shaqada Dowladda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Koofurta Suudaan waxaa shalay ka billowday Imtixaanka Guud ee Dugsiyada sare,waxaana indhaha soo jiitay wasiir ka mid ah xukuumadda dalkaas oo Imtixaanka u fariistay. Wasiirka Waddooyinka iyo dhismaha \u00a0Abraham Majak Makur ayaa ka mid ahaa ardeyda kumanaanka ah ee u fariistay Imtixaanka Dugsiga sare. Ehelkiisa ayaa u sheegay Warbaahinta in sanadahii 80meeyadii uu ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15387,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15383"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15383"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15383\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}