{"id":15369,"date":"2019-01-15T04:54:04","date_gmt":"2019-01-15T04:54:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15369"},"modified":"2019-01-15T04:54:04","modified_gmt":"2019-01-15T04:54:04","slug":"madaxweyne-farmaajo-xallinta-khilaafka-labada-aqal-waa-qorshaheenna-1aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-xallinta-khilaafka-labada-aqal-waa-qorshaheenna-1aad\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo: &#8220;xallinta khilaafka labada aqal waa qorshaheenna 1aad&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ku howllanyahay sidii loo dhameyn lahaa khilaafka u dhaxeeya labada aqal ee dalka.<\/p>\n<p>Markii Golaha shacabka uu u furmayay kalfadhiga 4aad ee xalay la soo xiray ayaa qorshuhu ahaa in labada aqal si wadajir ah loo furo.<\/p>\n<p>Laakiin Golaha aqalka sare ayaa arrintaas ka biya diiday,waxaana ay kalfadhiga 4aad furteen bil kaddib markii la furay Golaha shacabka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya oo arrintaas ka hadlayay ayaa sheegay in labada Guddoomiye ee Cabdi Xaashi iyo Maxamed Mursal uu isugu yeeray waxna ka weydiiyay sida ay wax u wadaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in labada Guddoomiye ay xaaladdooda meel adag gaartay sidaasna kalfadhiga 4aad uu ku soo dhamaaday.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in qorshaha ugu horreeya ee 2019 uu ku dhaqaaqayo ay tahay sidii loo xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya Golaha shacabka iyo aqalka sare ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ku howllanyahay sidii loo dhameyn lahaa khilaafka u dhaxeeya labada aqal ee dalka. Markii Golaha shacabka uu u furmayay kalfadhiga 4aad ee xalay la soo xiray ayaa qorshuhu ahaa in labada aqal si wadajir ah loo furo. Laakiin Golaha aqalka sare ayaa arrintaas ka biya diiday,waxaana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":15370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15369"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15369"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15369\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}