{"id":15367,"date":"2019-01-15T04:46:05","date_gmt":"2019-01-15T04:46:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15367"},"modified":"2019-01-15T04:46:05","modified_gmt":"2019-01-15T04:46:05","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-mamnuucay-daabacadda-lacagta-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-mamnuucay-daabacadda-lacagta-somaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo mamnuucay daabacadda lacagta Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in aan dib loo daabici karin lacagta kunka shilin ee lagu daaboco degaannada Puntland.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa lagu joojiyay daabacadda shilin Soomaaliga ee lagu daaboco degaannada Puntland.<\/p>\n<p>Deni ayaa sheegay in arrintaas uu u qaatay kaddib markii sida uu sheegay uu u arkay in lagu kabayo nolosha dadka islamarkaana looga hortagayo sicir bararka degaannada Puntland ka jira.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/50035197_815003095505793_8559955492640653312_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=a2d647b831d44b61c9ac9867f3daf9bd&amp;oe=5CB2B77C\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in aan dib loo daabici karin lacagta kunka shilin ee lagu daaboco degaannada Puntland. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa lagu joojiyay daabacadda shilin Soomaaliga ee lagu daaboco degaannada Puntland. Deni ayaa sheegay in arrintaas uu u qaatay kaddib markii sida uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15367"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15367"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15367\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}