{"id":15281,"date":"2019-01-13T10:59:12","date_gmt":"2019-01-13T10:59:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15281"},"modified":"2019-01-13T10:59:12","modified_gmt":"2019-01-13T10:59:12","slug":"willianchelsea-waa-mustaqbalkeyga-meelna-ugama-socdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/willianchelsea-waa-mustaqbalkeyga-meelna-ugama-socdo\/","title":{"rendered":"Willian:\u201dChelsea waa mustaqbalkeyga meelna ugama socdo\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Weraryahanka kooxda Chelsea iyo xulka Prazil Wiliam ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Chelsea xili lala xiririyay Barcelona.<\/p>\n<p>Willian ayaa sheegay in mustaqbalkiisa ciyaared uu kuso gaba gabeyn doono Chelsea iyadoo Barcelona ay ku raad joogto saxiixa xidigan iyadoona ku dooneysa Melcom iyo lacag.<\/p>\n<p>ka dib markii uu gool dhaliyey kulankii xalay Chelsea ay 2-1 kaga badisay Newcastle United Willian ayaa meesha ka saaray wararka la xiriira in uu ku biirayo Barcelona wuxuuna yiri\u201d<\/p>\n<p>&#8220;Dabcan mustaqbalkeyga Waa halkan mana aqaan runtii waxa ay qorayaan wargeysyada waxa ay doonaan ha qoraan lkn aniga mustaqbalkeyga ciyaareed waxaan kusoo afjari doonaa Chelsea waana jeclhy xaqiiqdii\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay Wiliam oo si dhab ah uga hadlay Mustaqbalkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weraryahanka kooxda Chelsea iyo xulka Prazil Wiliam ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Chelsea xili lala xiririyay Barcelona. Willian ayaa sheegay in mustaqbalkiisa ciyaared uu kuso gaba gabeyn doono Chelsea iyadoo Barcelona ay ku raad joogto saxiixa xidigan iyadoona ku dooneysa Melcom iyo lacag. ka dib markii uu gool dhaliyey kulankii xalay Chelsea ay 2-1&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":15282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15281"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15281"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15281\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}