{"id":15259,"date":"2019-01-13T08:25:59","date_gmt":"2019-01-13T08:25:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15259"},"modified":"2019-01-13T08:32:13","modified_gmt":"2019-01-13T08:32:13","slug":"deni-oo-joojiyay-siyaasadaha-canshuur-dhimista-iyo-canshuur-dhaafka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/deni-oo-joojiyay-siyaasadaha-canshuur-dhimista-iyo-canshuur-dhaafka\/","title":{"rendered":"Deni oo joojiyay siyaasadaha canshuur dhimista iyo canshuur dhaafka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Puntland Siciid Cabdullaahi Deni; ayaa ka joojiyey siyaasadda Canshuur dhimista iyo Canshuur dhaafka la siiyo Hay&#8217;adaha dowladda iyo Ganacsiga gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni \u00a0ayaa lagu faray Hay\u2019addaha ay quseyso in ay joojiyaan Canshuur dhaafka iyo Canshuur dhimistaay sameyn jirtay wasaarada Maaliyadda Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Siciid Cabdullahi Deni ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu la wareego xafiiska kaddib doorashadii dhacday 8ddii Bishan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/50022263_1994657290838141_8137773075165872128_n.png?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=6ff546d9c9c973ee917ab8a0d1d065c4&amp;oe=5CC7F4C0\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Puntland Siciid Cabdullaahi Deni; ayaa ka joojiyey siyaasadda Canshuur dhimista iyo Canshuur dhaafka la siiyo Hay&#8217;adaha dowladda iyo Ganacsiga gaarka loo leeyahay. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni \u00a0ayaa lagu faray Hay\u2019addaha ay quseyso in ay joojiyaan Canshuur dhaafka iyo Canshuur dhimistaay sameyn jirtay wasaarada Maaliyadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14968,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15259"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15259"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15259\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14968"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}