{"id":15255,"date":"2019-01-13T07:58:38","date_gmt":"2019-01-13T07:58:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=15255"},"modified":"2019-01-13T07:58:38","modified_gmt":"2019-01-13T07:58:38","slug":"ac-milan-oo-dib-uso-celisay-xiisaha-ay-u-qabto-marouane-fellaini","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ac-milan-oo-dib-uso-celisay-xiisaha-ay-u-qabto-marouane-fellaini\/","title":{"rendered":"AC Milan Oo dib uso celisay xiisaha ay u qabto Marouane Fellaini."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dib uso celisay xiisaheeda ku aadan xidiga kooxda Man United ee Maroune Fellani.<\/p>\n<p>Wakiilo ka socda kooxda\u00a0 Milan ayaa u duulay magaalada Manchester si ay ula kulmaan\u00a0 wakiilka xidiga oo looga dhaadhiciyo in uu xidiga ku biro Milan.<\/p>\n<p>Fellaini ayaa dhawaan sheegay in uu ka tagi doono kooxda Man United oo uu ku sugnaa sanadihii dambe waxaa uuna diirada u saarnaa kooxo dhowr ah oo ay ka mid tahay Milan iyo Monaco.<\/p>\n<p>Fellaini ayaa dhaliyay labo gool 21 kulan oo uu u saftay United tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dib uso celisay xiisaheeda ku aadan xidiga kooxda Man United ee Maroune Fellani. Wakiilo ka socda kooxda\u00a0 Milan ayaa u duulay magaalada Manchester si ay ula kulmaan\u00a0 wakiilka xidiga oo looga dhaadhiciyo in uu xidiga ku biro Milan. Fellaini ayaa dhawaan sheegay in uu ka tagi doono&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":15256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15255"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15255"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15255\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15256"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}