{"id":14812,"date":"2019-01-06T14:01:51","date_gmt":"2019-01-06T14:01:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14812"},"modified":"2019-01-07T03:46:26","modified_gmt":"2019-01-07T03:46:26","slug":"xildhibaan-odawaa-dowladda-dhexe-kaalmadii-dhaqaale-waa-ka-goosatay-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xildhibaan-odawaa-dowladda-dhexe-kaalmadii-dhaqaale-waa-ka-goosatay-galmudug\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Odawaa: Dowladda dhexe kaalmadii dhaqaale waa ka goosatay Galmudug!"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ku daliilay dowlada Fadaraalka Soomaaliya in ay Kaalmihii dhaqaale ka soo goosatay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Galmudug.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Xildhibaanka oo maalmahaan booqasho ku maray qeybo kamida deegaanada Galmudug sida Degmooyinka Dhuusamareeb,Cadaado,Gaalkacyo ee deegaano kala oo ka tirsan Galmudug ayaa eedeyn u jeediyey Madaxda Dowlada Fadaraalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Odowaa oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegey in dowlada Fadaraalka Soomaaliya ay miisaaniyadii loogu talagalay Maamulka Galmudug jartay isla markaana mudo 6 bil ah aan lasiin wax dhaqaale ah Galmudug si uu hadalka u dhigey.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Cabdiraxmaan Maxamed Odowaa oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegey in mashaariic laga fulin lahaa deegaanada Galmudug ay dowlada Soomaaliya hakisay,waxa uuna madaxda Dowlada u sareysa ugu baaqay in wax laga qabto.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Odowaa ayaa sheegey in Galmudug oo ah halka laga soo doortay uu aaday xaqiiqo raadin uuna lasoo kulmay madaxda Galmudug iyo waxgaradka deegaanadaas.<\/span><\/p>\n<p>Mustaqbal Radio<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ku daliilay dowlada Fadaraalka Soomaaliya in ay Kaalmihii dhaqaale ka soo goosatay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Galmudug. Xildhibaanka oo maalmahaan booqasho ku maray qeybo kamida deegaanada Galmudug sida Degmooyinka Dhuusamareeb,Cadaado,Gaalkacyo ee deegaano kala oo ka tirsan Galmudug ayaa eedeyn u jeediyey Madaxda Dowlada Fadaraalka Soomaaliya. Odowaa oo maanta warbaahinta kula&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14812"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14812"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14812\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}