{"id":14788,"date":"2019-01-06T07:45:58","date_gmt":"2019-01-06T07:45:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14788"},"modified":"2019-01-06T07:45:58","modified_gmt":"2019-01-06T07:45:58","slug":"booliska-nigeria-ee-jooga-somaliya-oo-billado-la-guddoonsiiyaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliska-nigeria-ee-jooga-somaliya-oo-billado-la-guddoonsiiyaysawirro\/","title":{"rendered":"Booliska Nigeria ee jooga Somaliya oo billado la guddoonsiiyay,sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa billadaha shaqo wanaagga lagu guddoonsiiyay Booliska Dalka Nigeria eek u jira Howlgalka AMISOM.<\/p>\n<figure style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/46560339652_559297f3bc_z.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Sarkaal ka tirsan AMISOM oo billad u xiraya Askari ka mid ah Booliska Nigeria.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Tirada Ciidanka Booliska ee Nigeria kana tirsan AMISOM,waxaa ay gaareysaa 159 qof,kuwaas oo u badan saraakiil bixisa tababarka Booliska Soomaaliya,mararka qaarna ka qeybqaata howlgallada laga sameeyo Muqdisho.<\/p>\n<figure style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/46560341302_1691587131_z.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Ciidanka Booliska Nigeria ee AMISOM.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Munaasibadda billadaha lagu guddoonsiinayay waxaa joogay Maj. Gen. Fidza Dludlu oo ah madaxa qeybta taageerada howlgalka AMISOM iyo Rex Dundun taliyaha ciidanka booliska AMISOM.<\/p>\n<figure style=\"width: 640px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/32738253878_6587df2493_z.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Booliska Nigeria iyo saraakiisha kale ee AMISOM oo sawir wadajir ah ku jira.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Saraakiisha AMISOM ka socotay ayaa bogaadiyay sida wanaagsan ee ay Booliska Nigeria u guteen shaqadii ay ka hayeen Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gen Dludlu, ayaa Booliska Nigeria ee shaqada ka hayay Soomaaliya ku bogaadiyay sida ay uga soo baxeen una dhowreen xeerarka AMISOM ay uga howlgasho Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa billadaha shaqo wanaagga lagu guddoonsiiyay Booliska Dalka Nigeria eek u jira Howlgalka AMISOM. Tirada Ciidanka Booliska ee Nigeria kana tirsan AMISOM,waxaa ay gaareysaa 159 qof,kuwaas oo u badan saraakiil bixisa tababarka Booliska Soomaaliya,mararka qaarna ka qeybqaata howlgallada laga sameeyo Muqdisho. Munaasibadda billadaha lagu guddoonsiinayay waxaa joogay Maj. Gen. Fidza Dludlu oo ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14788"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14788"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14788\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}