{"id":14784,"date":"2019-01-06T04:57:04","date_gmt":"2019-01-06T04:57:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14784"},"modified":"2019-01-06T04:57:04","modified_gmt":"2019-01-06T04:57:04","slug":"howlgal-saaka-ka-socda-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/howlgal-saaka-ka-socda-afgooye\/","title":{"rendered":"Howlgal saaka ka socda Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose waxaa ka socda Howlogal ay wadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa ah mid lagu baarayo Guryaha,Gaadiidka iyo Goobaha kale ee Ganacsiga,waxaana Ciidamada ay u baarayaan Guri Guri.<\/p>\n<p>Howlgalkan oo intiisa badan ka socda Xaafadda Xaawo Taako ee Magaaladaasi ayaa ka dambeeyay kaddib markii Hay&#8217;adaha amaanka ay sheegeen in ay heleen Rag ka tirsan Al-shabaab oo Hub la soo galay Magaalada kuwaas oo damacsan in ay weerarro ka geystaan.<\/p>\n<p>Saraakiisha amaanka ayaa sheegaya in Ciidamada ay heleen Xogta ah in Xubno ka tirsan AL-shabaab ay Magaaladaasi galeen islamarkaana damacsanyihiin in ay weerarro u geystaan Ciidamada AMISOM,kuwa dowladda iyo Xarumaha Maamulka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose waxaa ka socda Howlogal ay wadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya. Howlgalka ayaa ah mid lagu baarayo Guryaha,Gaadiidka iyo Goobaha kale ee Ganacsiga,waxaana Ciidamada ay u baarayaan Guri Guri. Howlgalkan oo intiisa badan ka socda Xaafadda Xaawo Taako ee Magaaladaasi ayaa ka dambeeyay kaddib markii Hay&#8217;adaha amaanka ay sheegeen in ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14784"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14784"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14784\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}