{"id":14744,"date":"2019-01-05T09:32:05","date_gmt":"2019-01-05T09:32:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14744"},"modified":"2019-01-05T09:37:39","modified_gmt":"2019-01-05T09:37:39","slug":"xiriiriyaha-wehsilowga-ah-raadiyaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xiriiriyaha-wehsilowga-ah-raadiyaha\/","title":{"rendered":"Xiriiriyaha Wehsilowga ah &#038; Raadiyaha!"},"content":{"rendered":"<div dir=\"auto\">\u00a0Raadiyuhu weli waa xiddigga ay dad badan ka helaan xogta maalinlaha ah iyo macluumaadka la xiriira waxa kadhacaya adduunka, sida ay shaacisay hay&#8217;adda QM Febraury- 2016, 44000 oo xarun Raadiye oo ka howlgasha adduunka oo dhan waxaa dhegeysta oo ay la hadlaan <strong>5,000,000,000 <\/strong>(<strong>Shan\u00a0Bilyan<\/strong>) oo qof ama qiyaastii 70% dadka kunool dunida<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Hay&#8217;adda Waxbarashada, Sayniska &amp; Dhaqanka ee QM ayaa ku baaqday in dadweynaha adduunku uu helo xorriyadda hadalka oo ka sarreysa inta hadda xorriyad ahaan la hadli karo, iyada oo Teknolajiyaddu ay tartan kula jirto Raadiyaha iskuna howshay in kaalinta Raadiyuhu yaraato ayaa haddana waxa ay UNESCO sheegtay in Raadiyuhu weli yahay isha koowaad ee xogta ay kahelaan dad aad u tiro badan oo ku nool dunida.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8220;Raadiyuhu weli waa warbaahinta ugu gaarista badan ee leh dhegeystayaasha ugu tirada badan adduunka&#8221; sidaas waxaa yiri UNESCO<\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-14753\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Dab.jpg\" alt=\"\" width=\"1014\" height=\"396\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Dab.jpg 1014w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Dab-300x117.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Dab-768x300.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Dab-696x272.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 1014px) 100vw, 1014px\" \/><\/p>\n<p>Iyada oo la cuskanayo Qiyaasta hay&#8217;adda QM 44000 oo xarun Raadiye ayaa adduunka oo dhan waxa ay la hadlaan oo ay macluumaad gaarsiiyaan 5 Bilyan oo qof, taas oo kadhigan in 70% dadka kunool adduunku ay xogta kahelaan Raadiyaha.<\/p>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<p>Soomaaliya waxa ay kamid tahay waddamada uu Raadiyuhu leeyahay dhegeystayaasha ugu badan islamraakana ay dhegeystayaal badan ka helaan xogta maalinlaha ah ee dadweynuhu u baahan yahay.<\/p>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">Tababarka Raadiyaha iyo sida loo Barnaamijyeeyo kusaabsan waxa uu kasocdaa Soomaaliya muddo kudhow 18 sano balse suxufiyiinta qaata tababarkaasi si dhab ah uma dhaqangeliyaan marka ay Raadiyaha wax ka baahinayaan ama ay wax u qorayaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Xiriirinta halkan hoose kuqoran waa midda ugu caansan ee ay adeegsadaan xiriiriyeyaasha iyo Jeediyeyaasha Barnaamijyada Raadiyaha ee Soomaaliya, qoraalka qaabkan ah ee Raadiyuhu ma laha wax saameyn ah oo dhegeystayaasha u hoggaamin kara in ay isbeddel sameeyaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><strong>Qoraalka xiriiriyaha wehsilowga ah ee Raadiyaha<\/strong><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ku soo dhowaada barnaamijkeenii xiisaha lahaa ee aad habeen\/maalin walba ka dhegeysataan Idaacadda hebla, marka laga reebo maalin hebla, Waxyaabaha aan idinkugu soo gudbin doono idinkuna aad ku dhegeysan doontaa waxaa kamid ah.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Meel kasta oo aad naga dhegeysaneysaan iyo si walba oo aad noo maqleysaan<\/div>\n<div dir=\"auto\">Barnaamijka waxaa soosaaray aniga oo ah hebel, halkana waxaa idin kala socodsiinaya inta uu hawada ka baxayo isla aniga, ku soo dhawaaa meel kasta oo aad joogtaan iyo si walba oo aad noo maqashaan&#8221;<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxa aan gudaha ugu jirnaa barnaamijka, waxa aan isla soo gaarnay gunaanadkii, waxa aan dhex-muquuraneynaa barnaamijka, waxa aan ku jeexjeexi doonaa hebel,<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waa saaxiibkiin hebel, waa habeen khamiis soo geleyso oo ay Arbaco sii baxeyso, taariikhduna ay ku beegan tahay intaas<\/div>\n<div dir=\"auto\">Aqoon yahan Soomaaliyeed ayaa Canbaareeyey go\u2019aanka dowladda, Barnaamijka ayaad ku maqli doontaan,!!<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hebel ayaa habel wareystay &#8221; Ee Walaal waxa aan ka hadlayaa&#8221;!!!<\/div>\n<div dir=\"auto\">Warka waxaa farsameynayey wiilkii faraha fududaa ee hebel<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Markanna ku soo dhowaada hees macaan, hees ay idaacad heblo ugu talagashay dhegeystyaasheeda<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxa aan barnaamijka kamarnayn kaalimihii Suugaanta,<\/div>\n<div dir=\"auto\">markana waa dhanka Kaalimaha Suugaanta.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waa barnaamijkeenii, waa barnaamijkiinii, barnaamijyadu iskuma jiraane waa barnaamijkii Barnaamijyada, waxa farsameynaya oo makiinadaha kala rogaya hebel,<\/div>\n<div dir=\"auto\">Dhammaad<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><strong>WQ: Axmed C. Guutaale<\/strong><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Raadiyuhu weli waa xiddigga ay dad badan ka helaan xogta maalinlaha ah iyo macluumaadka la xiriira waxa kadhacaya adduunka, sida ay shaacisay hay&#8217;adda QM Febraury- 2016, 44000 oo xarun Raadiye oo ka howlgasha adduunka oo dhan waxaa dhegeysta oo ay la hadlaan 5,000,000,000 (Shan\u00a0Bilyan) oo qof ama qiyaastii 70% dadka kunool dunida Hay&#8217;adda Waxbarashada, Sayniska&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[86,59,1,72],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14744"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14744"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14744\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}