{"id":14685,"date":"2019-01-04T10:14:51","date_gmt":"2019-01-04T10:14:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14685"},"modified":"2019-01-04T10:14:51","modified_gmt":"2019-01-04T10:14:51","slug":"aqalka-sare-oo-hambalyo-u-diray-gudoomiyaha-cusub-ee-baarlamaanka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/aqalka-sare-oo-hambalyo-u-diray-gudoomiyaha-cusub-ee-baarlamaanka-puntland\/","title":{"rendered":"Aqalka Sare oo hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland."},"content":{"rendered":"<p>Cabdi Xaashi Cabdullahi Gudoomiyaha Aqalka Sarre Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa u hambalyeeyay Gudoomiyaha Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Mudane Cabdi Xaashi ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland Cabdikariim Maxamed Axmed,waxa uuna u rajeeyey guul sidoo kale Allah ayuu ugu baryey in uu si nabada uu xilkiisa ku dhameysto.<\/p>\n<p>Cabdikariim ayaa maanto loo doortay Gudoomiyaha Golaha wakiilada Maamulka Puntland ka dib markii uu heley 43 Cod oo kamida codadkii la dhiibtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdi Xaashi Cabdullahi Gudoomiyaha Aqalka Sarre Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa u hambalyeeyay Gudoomiyaha Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka Puntland. Mudane Cabdi Xaashi ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland Cabdikariim Maxamed Axmed,waxa uuna u rajeeyey guul sidoo kale Allah ayuu ugu baryey in uu si nabada uu xilkiisa ku dhameysto. Cabdikariim ayaa maanto&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14685"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14685"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14685\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}