{"id":14669,"date":"2019-01-04T05:28:07","date_gmt":"2019-01-04T05:28:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14669"},"modified":"2019-01-04T06:21:45","modified_gmt":"2019-01-04T06:21:45","slug":"koox-hubeysan-oo-muqdisho-ku-dishay-taliyaha-saldhigga-booliska-warta-nabada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/koox-hubeysan-oo-muqdisho-ku-dishay-taliyaha-saldhigga-booliska-warta-nabada\/","title":{"rendered":"Koox hubeysan oo Muqdisho ku dishay Taliyaha Saldhigga Booliska Warta Nabada"},"content":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan, ayaa saaka magaalada Muqdisho waxa ay ku dishay Taliyihii Saldhigga Booliska degmada Warta Nabadda Macalin Daahir Xuseen Afrax.<\/p>\n<p>Dilka, waxa uu si gaar ah uga dhacay Xaafada Xamar Bile, gaar ahaa Nawaaxiga Saldhigga, Dabley hubeysan ayaa la sheegay iney rasaas la dhacday Taliyaha xili uu watay gaari Nuuca raaxada ah.<\/p>\n<p>&#8220;Inaa lilaahi waa inaa ilahay rajicuun,\u00a0Alle ha unaxariisto.mcalin dahir taliyihii saldhigga police ee degmada warta nabadda oo gacan ka xaqdaran ay ku dishay nawaaxiga saldhigga.\u00a0Samir iman alle hanaga siiyo&#8221; ayuu bartiisa Facebook ku soo qoray Xoghayaha degmada.<\/p>\n<p>Ragga weerarka geystay, ayaa durbadiiba goobta ka baxsaday, waxaana meydka Marxuumka la geeyay xarunta danbi baarista ee C.I.D, halkaas oo Sawirran looga qaaday si loo baaro.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka, ayaa ku baxay halka uu dilku ka dhacay, iyagoo sameeyay baaritaano la xiriirta soo qabashada Raggii dilka geystay, lama soo sheegin cid ay gacanta ku soo dhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo hubeysan, ayaa saaka magaalada Muqdisho waxa ay ku dishay Taliyihii Saldhigga Booliska degmada Warta Nabadda Macalin Daahir Xuseen Afrax. Dilka, waxa uu si gaar ah uga dhacay Xaafada Xamar Bile, gaar ahaa Nawaaxiga Saldhigga, Dabley hubeysan ayaa la sheegay iney rasaas la dhacday Taliyaha xili uu watay gaari Nuuca raaxada ah. &#8220;Inaa lilaahi waa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14669"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14669"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14669\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}