{"id":14641,"date":"2019-01-03T13:29:32","date_gmt":"2019-01-03T13:29:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14641"},"modified":"2019-01-03T13:29:32","modified_gmt":"2019-01-03T13:29:32","slug":"taliye-cusub-ee-qeybta-60-aad-oo-baydhabo-lagu-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliye-cusub-ee-qeybta-60-aad-oo-baydhabo-lagu-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Taliye cusub ee qeybta 60-aad oo Baydhabo lagu soo dhaweeyey."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa maanta laga soo dhaweeyey taliya cusub ee qeybta 60-aad ee C.X.D.S S\/guuto; Cabdiraxmaan Maxamed Cusmaan(Tima Cadde), oo badali doona Taliyihii isaga ka horeeyey.<\/p>\n<p>Taliyaha iyo Abaan-duulkiisa waxaa Baydhabo ku soo dhaweey talihii isaga ka horeeyey ee qeyb 60-aad Gen Ibraahim Yarrow iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/49530456_1861182807341586_8930977814463643648_n.png?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=17a1214772fb031a087656fa0d2a6714&amp;oe=5CD48A13\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Soo dhaweynta taliyaha qeybta 60-aad S\/guuto Tima Cadde<\/figcaption><\/figure>\n<p>S\/guuto Tima-Cadde ayaa saraakiisa ugu mahadceliyey soo dhaweynta diiran ee ay u sameeyey,waxa uuna sheegey in wixii Faah faahina uu ka sheegidoono xaflada xil wareejinta oo bari ka dhaceysa Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Dhawaan ayey aheyd markii taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) uu isku shaandheyn ku sameeyey Taliska C.X.D.S.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa maanta laga soo dhaweeyey taliya cusub ee qeybta 60-aad ee C.X.D.S S\/guuto; Cabdiraxmaan Maxamed Cusmaan(Tima Cadde), oo badali doona Taliyihii isaga ka horeeyey. Taliyaha iyo Abaan-duulkiisa waxaa Baydhabo ku soo dhaweey talihii isaga ka horeeyey ee qeyb 60-aad Gen Ibraahim Yarrow iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14641"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14641"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14641\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}