{"id":14427,"date":"2019-01-01T05:16:12","date_gmt":"2019-01-01T05:16:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14427"},"modified":"2019-01-01T05:17:38","modified_gmt":"2019-01-01T05:17:38","slug":"caasha-cabdalla-oo-ku-baaqday-in-haweenku-sameystaan-isimo-u-gaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/caasha-cabdalla-oo-ku-baaqday-in-haweenku-sameystaan-isimo-u-gaar-ah\/","title":{"rendered":"Caasha Cabdalla oo ku baaqday in Haweenku sameystaan Isimo u gaar ah."},"content":{"rendered":"<p>Caasha Axmed Cabdalla oo horay uga tirsaneyd Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in hadda wixii ka dambeeya ay haweenka Puntland sameysanayaan Isimo dhaqameed iyaga u gaar ah.<\/p>\n<p>Caasha ayaa sheegtay in ay ka xuntahay sida Haweenka loogu qadiyay Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ee 66da ah oo ay ka heleen kaliya hal Xildhibaan.<\/p>\n<p>Waxaa ay eedeyn u jeedisay Odayaasha soo xulay Xildhibaannada iyada oo sheegtay in Raggu ay lacag badan adeegsadeen sidaasna haweenka lagu qadiyay.<\/p>\n<p>Caasha Axmed Cabdalla ayaa sheegtay in haddii waxa socda waan wax laga qaban ay haweenka sameysan doonaan Isimo dhaqameed u gaar ah.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ah ayey ku dhaliishay in ay ka saxeetay la socodka xulista Xildhibaannada Puntland oo shalay lagu dhawaaqay.<\/p>\n<p>Xilhibaannada ayaa dooranaya Guddoomiye ku xigeen,waxaana kaddib 8da Bishan January ay dooranayaan Madaxweynaha Maamulka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Caasha Axmed Cabdalla oo horay uga tirsaneyd Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in hadda wixii ka dambeeya ay haweenka Puntland sameysanayaan Isimo dhaqameed iyaga u gaar ah. Caasha ayaa sheegtay in ay ka xuntahay sida Haweenka loogu qadiyay Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ee 66da ah oo ay ka heleen kaliya hal Xildhibaan. Waxaa ay eedeyn u jeedisay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14430,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14427"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14427"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14427\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14430"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}