{"id":14406,"date":"2018-12-31T15:33:28","date_gmt":"2018-12-31T15:33:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14406"},"modified":"2018-12-31T19:31:23","modified_gmt":"2018-12-31T19:31:23","slug":"ismaaciil-oranjo-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-degmada-c-casiis-ee-gobolka-banaadirwariye-ismaaciil-oranjo-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-degmada-c-casiis-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ismaaciil-oranjo-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-degmada-c-casiis-ee-gobolka-banaadirwariye-ismaaciil-oranjo-oo-loo-magacaabay-gudoomiyaha-degmada-c-casiis-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Ismaaciil Oranjo oo loo magacaabay Gudoomiyaha degmada C\/casiis ee Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, ayaa Gudoomiye cusub u soo magacaabay degmada Cabdicasiis oo kamid ah degmooyinka ugu mashquulka badan magaalada Muqdihso.<\/p>\n<p>Injineer C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow), ayaa Ismaaciil Mukhtaar Cumar Oranjo u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee degmada Cabdicasiis, Oranjo waxa uu mudo dheer ka soo shaqeeyey Warbaahinta Dowladda, waxa uu ahaa kahor intii loo magacaabin xilkan agaasimaha xiriirka Warbaahinta gaarka ah ee Wasaaradda Warfaafinta.<\/p>\n<figure id=\"attachment_14413\" aria-describedby=\"caption-attachment-14413\" style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-14413\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-1.jpg 960w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-14413\" class=\"wp-caption-text\">Ismaaciil, Ibraahin &amp; Nuur Cali<\/figcaption><\/figure>\n<p>Guddoomiyaha goboka Banaadir Eng Yariisoow ayaa\u00a0 xilka guddoomiyaha degmada Cabdicasiis ka qaaday Sharma&#8217;arke Ladane oo ahaa Gudoomiyaha degmada C\/Casiis, Duqa Muqdisho ma sheegin sababta rasmiga ah ee ka danbeysay xilka qaadistan iyo magacaabista.<\/p>\n<p>Gudoomiye Yariisoow ayaa\u00a0 waxa uu gelinkii danbe ee shalay\u00a0Guddoomiyaha cusub ee degmada Yaaqshiid u magacaabay Cabdiwali Cabdullaahi Maxamed oo hore u ahaa guddoomiyaha degmada Xamar- Jajab.<\/p>\n<figure id=\"attachment_14345\" aria-describedby=\"caption-attachment-14345\" style=\"width: 864px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"wp-image-14345 size-full\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Gudoomiyaha-cusub-ee-Yaaqshiid-Cabdiwali.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Gudoomiyaha-cusub-ee-Yaaqshiid-Cabdiwali.jpg 864w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Gudoomiyaha-cusub-ee-Yaaqshiid-Cabdiwali-270x300.jpg 270w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Gudoomiyaha-cusub-ee-Yaaqshiid-Cabdiwali-768x853.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Gudoomiyaha-cusub-ee-Yaaqshiid-Cabdiwali-696x773.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Gudoomiyaha-cusub-ee-Yaaqshiid-Cabdiwali-378x420.jpg 378w\" sizes=\"(max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-14345\" class=\"wp-caption-text\">Guddoomiyaha degmada Yaaqshiit Cabdiwali Cabdullaahi Maxamed<\/figcaption><\/figure>\n<p>Guddoomiyihii hore ee degmada Yaaqshiid Axmed Maxamed Xasan (Geedow) ayaa waxaa dhowaan shaqa joojin ku sameeyay guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir xilli uu dalka ka maqnaa guddoomiyaha gobolka Banaadir isagoo ku eedeeyay in uu ku kacay fal la xiriira musuq maasuq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, ayaa Gudoomiye cusub u soo magacaabay degmada Cabdicasiis oo kamid ah degmooyinka ugu mashquulka badan magaalada Muqdihso. Injineer C\/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow), ayaa Ismaaciil Mukhtaar Cumar Oranjo u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee degmada Cabdicasiis, Oranjo waxa uu mudo dheer ka soo shaqeeyey Warbaahinta Dowladda, waxa uu ahaa kahor&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14406"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14406"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14406\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}