{"id":14388,"date":"2018-12-31T10:50:09","date_gmt":"2018-12-31T10:50:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14388"},"modified":"2018-12-31T11:40:11","modified_gmt":"2018-12-31T11:40:11","slug":"masuuliyiinta-dowlada-oo-ka-qeyb-galay-janaasada-xildhibaan-ruush","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/masuuliyiinta-dowlada-oo-ka-qeyb-galay-janaasada-xildhibaan-ruush\/","title":{"rendered":"Mas&#8217;uuliyiinta Dowlada oo ka qeyb galay Janaasada Xildhibaan Ruush."},"content":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Salaada Janaasada Marxuun Xildhibaan Axmed Mayoow Cabdulle (Korneel Ruush) oo shalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Salaada Janaasada waxaana ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh C\/Raxmaan, Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumada Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan labada Gole ee dowlada.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/49551416_600965880373803_7523875249016799232_n.png?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=ebbc13379c796a85ec433d757be5e14e&amp;oe=5C9015D2\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Salaada Janaasada Marxuunka Kornayl Ruush.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Marxuunka oo lagula tukaday Masjidul Shuhadaa oo ku dhexyaal Madaxtooyada ayaa dadkii Janaasada ka qeyb galey waxa Alle ugu baryeen Marxuunka In uu Janadiisa siiyo.<\/p>\n<p>Maxamed Mursal Gudoomiyaha Golaha Shacabka mar uu kahadlaayey shaqsiyada Marxuunka ayuu sheegey in uu ahaa shaqsi afgaaban oo mar walba Cibaadadiisa ku dadaala Kana Cabsada Allah, waxa uu sheegey in uu jeclaa midnimada iyo Dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>Allah ha u naxariistee Xildhibaanka oo ka tirsanaa Golaha Shacabka ayaa shaley ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Salaada Janaasada Marxuun Xildhibaan Axmed Mayoow Cabdulle (Korneel Ruush) oo shalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Salaada Janaasada waxaana ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh C\/Raxmaan, Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumada Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan labada Gole&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14389,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14388"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14388"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14388\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14389"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}