{"id":14377,"date":"2018-12-31T09:22:17","date_gmt":"2018-12-31T09:22:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14377"},"modified":"2018-12-31T09:22:17","modified_gmt":"2018-12-31T09:22:17","slug":"sidee-loo-qoondeeyay-miisanaiyadda-d-federaalka-ee-2019","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sidee-loo-qoondeeyay-miisanaiyadda-d-federaalka-ee-2019\/","title":{"rendered":"Sidee loo qoondeeyay Miisanaiyadda D. Federaalka ee 2019?"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa shalay meel mariyay Miisaaniyadda qaranka ee sanadka 2019ka kaddib kulan ay ku yeesheen Muqdisho.<\/p>\n<p>Miisaaniyaddan oo uu soo gudbiyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa qarashka ugu badan waxaa uu ku baxayaa Hay&#8217;adaha Adeegga Difaaca iyo Amaanka oo miisaaniyadda ka helay lacag ka badan $110 Milyan oo doollar.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda ayaa lagu sheegay in 55.8% ay ka soo xaroon doonto dakhliga gudaha dalka halka 44.2% ay noqoneyso kaalmada Caalamka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca Hay&#8217;adaha Adeegga Maamulka, Maxkamadaha,Wasaaradaha, Safaaradaha iyo Guddiyada ayaa loo qoondeeyay lacag dhan\u00a0$135,204,188 Milyan oo doollar.<\/p>\n<p>Guud ahaan Miisaaniyadda ayaa sidan loo kala qoondeeyay;<\/p>\n<p>1- Xafiiska Madaxtooyada: $5,838,587.<\/p>\n<p>2- Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya: $5,777,630<\/p>\n<p>3- Xafiiska Golaha Shacabka: $5,338,481.<\/p>\n<p>4- Xubnaha Golaha Shacabka: $14,449,312<\/p>\n<p>5- Xafiiska Aqalka Sare: $4,103,520<\/p>\n<p>5- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka: $3,000,000<\/p>\n<p>6- Maxkamadda Gobalka Banaadir: $1,499,432<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha adeegga difaaca iyo amniga, oo ka kooban wasaarado, maxkamado iyo hay\u2019ado amni, waxaa loo gaar-yeelay qoondo dhan $110,767,024, waxaana hay\u2019adahaas kamid ah:<\/p>\n<p>1- Wasaaradda Gaashaandhiga: $ 2,632,780<\/p>\n<p>2- Wasaaradda Amniga Qaranka: $2,007,452<\/p>\n<p>3- Hay\u2019adda Nabadsugidda Qaranka: $12,505,680<\/p>\n<p>4- Taliska Ciidanka Xoogga Dalka: $62,193,336<\/p>\n<p>5- Maxkamadda Ciidamada: $1,456,000<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa shalay meel mariyay Miisaaniyadda qaranka ee sanadka 2019ka kaddib kulan ay ku yeesheen Muqdisho. Miisaaniyaddan oo uu soo gudbiyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa qarashka ugu badan waxaa uu ku baxayaa Hay&#8217;adaha Adeegga Difaaca iyo Amaanka oo miisaaniyadda ka helay lacag ka badan $110 Milyan oo doollar. Miisaaniyadda ayaa lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14377"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14377"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14377\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}