{"id":14360,"date":"2018-12-31T04:57:08","date_gmt":"2018-12-31T04:57:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14360"},"modified":"2018-12-31T04:57:08","modified_gmt":"2018-12-31T04:57:08","slug":"faroole-gaas-makiinadaha-lacagta-ayuu-geystay-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/faroole-gaas-makiinadaha-lacagta-ayuu-geystay-garowe\/","title":{"rendered":"Faroole: &#8220;Gaas Makiinadaha lacagta ayuu geystay Garowe&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Senator C\/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa Madaxweynaha Puntland C\/Wali Maxamed Cali Gaas iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland ku eedeeyay in ay Makiinado lacagaha sameeya geysteen Garoowe.<\/p>\n<p>Faroole ayaa sheegay in C\/Wali Gaas iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland ay faragelin ku hayaan doorashada la filayo in ay ka dhacdo degaannada Maamulkaas billowga Bisha soo socota.<\/p>\n<p>C\/Raxmaan Faroole ayaa sheegay in C\/Wali ku fashilmay maamulidda Puntland isaga oo sheegay in shaqaalaha iyo ciidamada Puntland aysan mushaar qaadan.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu sheegay in Ciidan uu isaga u tababaray ilaalada Madaxtooyada Puntland markii uu madaxaweynaha ahaa uu ku arkay Xamar iyaga oo raadinaya in ay ku biiraan Milatariga Soomaaliya.<\/p>\n<p>8-da Bisha soo socota ayaa la filayaa in ay doorasho ka dhacdo degaannada Puntland,waxaana ku tartamaya musharrixiin ka badan 30 Qof oo u badan Qurbe joog.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator C\/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa Madaxweynaha Puntland C\/Wali Maxamed Cali Gaas iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland ku eedeeyay in ay Makiinado lacagaha sameeya geysteen Garoowe. Faroole ayaa sheegay in C\/Wali Gaas iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland ay faragelin ku hayaan doorashada la filayo in ay ka dhacdo degaannada Maamulkaas billowga Bisha soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14361,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14360"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14360"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14360\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}