{"id":14355,"date":"2018-12-31T04:19:45","date_gmt":"2018-12-31T04:19:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14355"},"modified":"2018-12-31T04:19:45","modified_gmt":"2018-12-31T04:19:45","slug":"al-shabab-oo-baahisay-magaca-ninkii-usku-qarxiyay-agagaarka-tiyaatarka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-baahisay-magaca-ninkii-usku-qarxiyay-agagaarka-tiyaatarka-qaranka\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo baahisay magaca Ninkii usku qarxiyay agagaarka Tiyaatarka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa baahisay magaca iyo qabiilka uu ka dhashay Ninkii dhawaan isku qarxiyay agagaarka Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Al-shabaab waxaa ay magaca Ninka is qarxiyay ku sheegeen Jamaal Jeylaani oo ka soo jeeda Qabiilka Murasade.<\/p>\n<p>Weerarkaas oo dhacay 22kii Bishan December ayaa waxaa ku geeriyooday dad ka badan 20 Qof waxaana ka mid ahaa afar ka mid ah shaqaalaha TV-ga Universal oo uu ku jiray Wariye Cawil Daahir Salaad.<\/p>\n<p>Dhowr jeer oo hore ayey AL-shabaab soo bandhigeen Magacyada iyo qabiillada Dadka iyaga ka midka ah ee geysta weerarrada is qarxinta ah iyo kuwa ay ku qaadaan dhismayaasha Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa baahisay magaca iyo qabiilka uu ka dhashay Ninkii dhawaan isku qarxiyay agagaarka Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho. Al-shabaab waxaa ay magaca Ninka is qarxiyay ku sheegeen Jamaal Jeylaani oo ka soo jeeda Qabiilka Murasade. Weerarkaas oo dhacay 22kii Bishan December ayaa waxaa ku geeriyooday dad ka badan 20 Qof waxaana ka mid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14355"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14355"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14355\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}