{"id":14344,"date":"2018-12-30T15:56:51","date_gmt":"2018-12-30T15:56:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14344"},"modified":"2018-12-30T15:56:51","modified_gmt":"2018-12-30T15:56:51","slug":"degmada-yaaqshiid-oo-gudoomiye-cusub-loo-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/degmada-yaaqshiid-oo-gudoomiye-cusub-loo-magacaabay\/","title":{"rendered":"Degmada Yaaqshiid oo Gudoomiye Cusub loo Magacaabay."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Degamda Yaaqshiid u Magacaabay Gudoomiye cusub, kadib todobaad markii shaqadii laga joojiyay Gudoomiyihii hore ee Degmadaas Axmed Maxamed Xasan (Geedow).<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Yaaqshiid loo Magacaabay ayaa ahaa Gudoomiyihii hore ee Degmada Xamar Jajab Cabdiwali Cabdullaahi Maxamed, waxa Xilkiisii Xamar jajab si KMG ah ugu sii shaqeynayo ku xigeenkiisii.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Duqa Muqdisho ma sheegin sababta ka dambeysa in Cabdiwali laga wareejiyo Degmada Xamar jajab loona magacaabo Degmada Yaaqshiid.<\/p>\n<p>Waxaa isbadal lagu sameynayay Gudoomiyaha Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana xusid mudan in Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir dhanka Maaliyada ahna ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Xuseen Maxamed Nuur uu 23-kii bishan shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Axmed Maxamed Xasan (Geedow).<\/p>\n<p>Gudoomiyihii Yaaqshiid ee Shaqo joojinta lagu sameeyay ayay wararku sheegayaan in uu ku dalka ka maqan yahay, taasine ay keentay in shaqada laga joojiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Degamda Yaaqshiid u Magacaabay Gudoomiye cusub, kadib todobaad markii shaqadii laga joojiyay Gudoomiyihii hore ee Degmadaas Axmed Maxamed Xasan (Geedow). Gudoomiyaha Yaaqshiid loo Magacaabay ayaa ahaa Gudoomiyihii hore ee Degmada Xamar Jajab Cabdiwali Cabdullaahi Maxamed, waxa Xilkiisii Xamar jajab si KMG ah ugu sii shaqeynayo ku xigeenkiisii&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,1,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14344"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14344"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14344\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}