{"id":14340,"date":"2018-12-30T13:39:24","date_gmt":"2018-12-30T13:39:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14340"},"modified":"2018-12-30T15:24:46","modified_gmt":"2018-12-30T15:24:46","slug":"warar-dheeraada-oo-ka-soo-baxaya-dil-loogeystay-gudoomiye-ku-xigeenkii-degmada-matabaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/warar-dheeraada-oo-ka-soo-baxaya-dil-loogeystay-gudoomiye-ku-xigeenkii-degmada-matabaan\/","title":{"rendered":"Warar dheeraada oo ka soo baxaya dil loogeystay Gudoomiye ku xigeenkii Degmada Matabaan"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Wararka ay Mustaqbal ka heleyso Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya waxa ay sheegayaan in koox hubeysan ay dishey Gudoomiye ku xigenkii Degmada Matabaan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Gududoomiye ku xigeenka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Faarax Nuur Guure (Faarax Dheere) waxaa la dhintey 3 askari oo ilaaladiisa ahaa, sida dadka deegaanku u xaqiiyeen Mustaqbal Radio Kooxdii dilka geysatay ayaa kaxeystay Gaari uu watay Marxuunka la dilay.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Wararka ayaa intaa ku daraya in dilka Gudoomiye ku xigeenka ay ka dambeeyeen maleeshiyo beeleedka Wadada u gashay, waxaana kahor inta aan la dilay Gudoomiye ku xigeenka waxa uu kasoo amba baxay Degmada Maxaas, iyaga oo kusii jeeday Magaalada Baladweyne.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; background: white; margin: 0in 0in 19.5pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Dilka loo geystay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Matabaan wali kama hadlin Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Hir-shabeelle.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ay Mustaqbal ka heleyso Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya waxa ay sheegayaan in koox hubeysan ay dishey Gudoomiye ku xigenkii Degmada Matabaan. Gududoomiye ku xigeenka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Faarax Nuur Guure (Faarax Dheere) waxaa la dhintey 3 askari oo ilaaladiisa ahaa, sida dadka deegaanku u xaqiiyeen Mustaqbal Radio Kooxdii dilka geysatay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14340"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14340"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14340\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}