{"id":14272,"date":"2018-12-29T15:00:21","date_gmt":"2018-12-29T15:00:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14272"},"modified":"2018-12-29T15:00:21","modified_gmt":"2018-12-29T15:00:21","slug":"golaha-shacabka-oo-maanta-ka-dooday-miisaaniyada-2019","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-shacabka-oo-maanta-ka-dooday-miisaaniyada-2019\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo maanta ka dooday Miisaaniyada 2019."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa kii 31-aad ayaa waxaa soo xaadiray 152 Xildhibaa, waxaa shir guddoominaayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan.<\/p>\n<p>Furitaanka kulanka ayaa guddoomiye Mursal ka hadlay mudada uu hakadka ku jiray howlaha golaha iyo casharka ay ka barteen.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu ka hadlay khilaafkii taagnaa, sida lagu xaliyay iyo muhiimada ay leedahay wadashaqeynta guddoonka iyo xildhibaanada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay miisaaniyadda dowladda 2019, Xildhibaanadii kulanka ka hadlay ayaa soo jeediyay in si deg deg ah loo ansixiyo miisaaniyadda.<\/p>\n<p>Waxaa lagu balamay in maalinta beri ah xildhibaanada go&#8217;aan ka gaaraan oo cod loo qaado miisaaniyadda maadaama sanadku dhamaad marayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka oo ahaa kii 31-aad ayaa waxaa soo xaadiray 152 Xildhibaa, waxaa shir guddoominaayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan. Furitaanka kulanka ayaa guddoomiye Mursal ka hadlay mudada uu hakadka ku jiray howlaha golaha iyo casharka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14272"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14272"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14272\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14273"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}