{"id":14267,"date":"2018-12-29T10:40:32","date_gmt":"2018-12-29T10:40:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14267"},"modified":"2018-12-29T10:40:32","modified_gmt":"2018-12-29T10:40:32","slug":"baarlamaanka-somaliland-oo-meel-mariyay-miisaaniyadda-2019ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/baarlamaanka-somaliland-oo-meel-mariyay-miisaaniyadda-2019ka\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Somaliland oo meel mariyay miisaaniyadda 2019ka"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda uu maamulkaasi ku shaqeynayo sanadka soo socda ee 2019ka.<\/p>\n<p>Miisaaniyaddan oo gaareysa $420 Milyan oo dollar ayaa 8% ka sarreysa miisaaniyadda sanadkan sii dhamaanaya ee 2018 uu ku shaqeynayay Maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>60 Xildhibaan oo fadhiyay kulanka maanta ee Golaha Wakiillads Somaliland waxaa codka siiyay 46 Xildhibaan, 12 ayaa diidday halka labo kalena ay ka aamuseen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda uu maamulkaasi ku shaqeynayo sanadka soo socda ee 2019ka. Miisaaniyaddan oo gaareysa $420 Milyan oo dollar ayaa 8% ka sarreysa miisaaniyadda sanadkan sii dhamaanaya ee 2018 uu ku shaqeynayay Maamulka Somaliland. 60 Xildhibaan oo fadhiyay kulanka maanta ee Golaha Wakiillads Somaliland waxaa codka siiyay 46 Xildhibaan, 12 ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14267"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14267"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14267\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}