{"id":14248,"date":"2018-12-29T07:15:38","date_gmt":"2018-12-29T07:15:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14248"},"modified":"2018-12-29T07:15:38","modified_gmt":"2018-12-29T07:15:38","slug":"al-shabab-oo-sheegtay-in-ay-saanad-ciidan-ku-qabsatay-dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-sheegtay-in-ay-saanad-ciidan-ku-qabsatay-dagaal-ka-dhacay-duleedka-baydhaba\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo sheegtay in ay saanad ciidan ku qabsatay dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada \u00a0AL-shabaab ayaa sheegay in saaka uu dagaal kula wareegay degaanka Goof Guduud Buurey oo ku yaalla Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Al-shabab ayaa sheegtay in ciidamo ka tirsan ay weerar ku qaadeen saldhigga Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed ee Goof Guduud Buurey oo 30km u jirta Magaalada Baydhaba, halkaas oo ay saanad ciidan ku qabsadeen sida ay sheegteen.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in ay ku dileen ugu yaraan 10 ka mid ah Ciidamada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya wali kama hadlin dagaalka ay sheegtay AL-shabab in ay saaka ku qabsatay degaankaas.<\/p>\n<p>Goof Guduud Buurey,waxaa dhowr jeer isu dhaafay Ciidamada Koofur Galbeed iyo Al-shabaab oo midiba mar ka qabsanayay kan kale,waxaana bilihii la soo dhaafay saldhig u ahayd Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada \u00a0AL-shabaab ayaa sheegay in saaka uu dagaal kula wareegay degaanka Goof Guduud Buurey oo ku yaalla Gobolka Baay. Al-shabab ayaa sheegtay in ciidamo ka tirsan ay weerar ku qaadeen saldhigga Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed ee Goof Guduud Buurey oo 30km u jirta Magaalada Baydhaba, halkaas oo ay saanad ciidan ku qabsadeen sida ay sheegteen&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14248"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14248"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14248\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}