{"id":14238,"date":"2018-12-29T06:26:22","date_gmt":"2018-12-29T06:26:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14238"},"modified":"2018-12-29T06:26:22","modified_gmt":"2018-12-29T06:26:22","slug":"liverpool-oo-dooneysa-bisha-january-saxiixa-laacib-la-dhashay-edin-hazard","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/liverpool-oo-dooneysa-bisha-january-saxiixa-laacib-la-dhashay-edin-hazard\/","title":{"rendered":"Liverpool oo dooneysa bisha January saxiixa Laacib la dhashay Edin Hazard."},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo saxiixa weeraryahanka Borussia Monchengladbach Thorgan Hazard oo la dhashay weeraryahanka Chelsea.<\/p>\n<p>Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay horyaalka Germany isagoona dhaliyay 12 gool, 7 goolna caawiyay 19 kulan oo uu u saftay Gladbach xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>25 jirkaan ayaa qandaraaska uu kula jiro Gladbach wuxuu dhacayaa bisha June 2020, si kastaba ha ahaatee, sida ay qortay Daily Star, Liverpool ayaa 31 milyan oo ginni ku dooneysa adeega xidigan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo saxiixa weeraryahanka Borussia Monchengladbach Thorgan Hazard oo la dhashay weeraryahanka Chelsea. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay horyaalka Germany isagoona dhaliyay 12 gool, 7 goolna caawiyay 19 kulan oo uu u saftay Gladbach xilli ciyaareedkan. 25 jirkaan ayaa qandaraaska&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":14241,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14238"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14238"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14238\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14241"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}