{"id":14224,"date":"2018-12-29T05:18:17","date_gmt":"2018-12-29T05:18:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14224"},"modified":"2018-12-29T05:18:17","modified_gmt":"2018-12-29T05:18:17","slug":"eritrea-oo-war-ka-soo-saartay-ciidanka-la-sheegay-in-ay-keeneyso-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/eritrea-oo-war-ka-soo-saartay-ciidanka-la-sheegay-in-ay-keeneyso-somaliya\/","title":{"rendered":"Eritrea oo war ka soo saartay ciidanka la sheegay in ay keeneyso Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>War- saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Dalka Eritrea ayaa meesha looga saaray hadal heyn bilihii la soo dhaafay ka jirtay geeska Afrika oo la xiriirtay in Ciidan ka socda Eritrea la geynayo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxaa ay sheegtay in ay aragtay qoraallo badan oo ay sameeyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Bariga Afrika,kuwaas oo sheegaya in Eritrea 5,000 oo Askari geyneyso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warbaahinta ION ayey Wasaaraddu sheegtay in ay ka been abuurtay dalka Eritrea iyada oo ku eedeysay in marka Ciidanka AMISOM ay ka baxaan Soomaaliya sanadka 2021ka ay Eritrea ciidan geyneyso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in madaxda saddexda dal ee Eritrea, Itoobiya iyo Soomaaliya aysan marna ka wada hadlin wax ku saabsan howlgalka AMISOM ee Soomaaliya,waxa ay ka wada hadleenna uu ahaa isdhexgalka dhaqaale ee Gobolka Geeska Afrika iyo iskaashiga dhinaca amaanka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War- saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Dalka Eritrea ayaa meesha looga saaray hadal heyn bilihii la soo dhaafay ka jirtay geeska Afrika oo la xiriirtay in Ciidan ka socda Eritrea la geynayo Soomaaliya. Wasaaraddu waxaa ay sheegtay in ay aragtay qoraallo badan oo ay sameeyeen qaar ka mid ah Warbaahinta Bariga Afrika,kuwaas oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14224"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14224"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14224\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14225"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}